Qaab-dhismeedka Golaha
Golaha wakiilada dawladda puntland
Mudane, Maxamad Baarri shire
Cabdullahi Cusmaan
- Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada -
Mudane, Maxamad Maxamuud Ciise
- Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Golaha Wakiillada -
Madax Guddiyeedyada Golaha Wakiilada Dawladda Puntland
Goluhu wuxuu ka koobanyahy toban guddi ayna madax u yihiin Xildhibaanda hoos ku xusan
Xil, Maxamuud Dhakuul Xirsi
Gudoomiyaha Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arimaha Diinta Iyo Dastuurka
Xil, Maxamuud Shire Cismaan
Gudoomiyaha G. Siyaasadda, qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha & xiriirka caalamiga ah
Xil, Maxamed Siciid Cali
Gudoomiyaha Guddiga anshaxa iyo arrimaha golaha
Xil, Cabdirisaaq Jaamac Aaden
Gudoomiyaha Guddiga arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyadda
Xil, Xasan Ducaale Cali
Gudoomiyaha Guddiga amniga iyo nabadgelyada
Xil, Xasan Yuusuf Majabe
Gudoomiyaha Guddiga maaliyadda, dhaqaalaha iyo xisaabaadka
Xil, Cabdiweli Yuusuf Warsame
Gudoomiyaha Guddiga hawlaha guud, gaadiidka, ganacsiga iyo kaabayaasha dhaqaalaha
Xil, Cabdicasiis Axmed Saalax
Gudoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada, dhaqanka, warfaafinta iyo isgaarsiinta
Xil, Yaasiin Jaamac Cumar
Gudoomiyaha Guddiga arrimaha deegaanka iyo khayraadka dabiiciga ah
Xil, Mawlid Aboubakar Abkey
Gudoomiyaha Guddiga xuquuqda insaanka, haweenka iyo arrimaha qoyska