Xeerarka

Halkaan ka akhriso dhammaan xeerarkii ay ansixiyeen Golaha Wakiillada Dawladda Puntland intii u dhexeysay sannadkii 1998 illaa 2023, kuwaa lagu soo saaray Faafinta Rasmiga ah;

Faah-faahin dheeraad kala xiriir info@puntlandparliament.com

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2023

Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo Dhismaha Dawladaha hoose ee Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka goleyaasha deegaanka Dawladda Puntland

Ansixinta Wax-ka-bedelka Dastuurka Dawladda Puntland 2023

Ansixinta Gobolka Raas Caseyr

Ansixinta iibka Dhulka Degmada Garoowe

Wax-ka-bedelka Xeerka Dhismaha Bangiga Dawladda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Maamulka Maaliyadda Guud ee Dawladda Puntland

Wax-ka bedelka Xeerka ilaalinta iyo Maaraynta Deegaanka ee Dawladda Puntland

Wax-ka-Bedelka Xeerka Sahminta Saameynta Deegaanka iyo Bulshada Dawladda Puntland

Xeerka Cashuuraha Berriga Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2022

Xeerka Khayraadka Biyaha Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2021

Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( 2021)

Xeerka Maareynta Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland

Xeerka Ansixinta Iibka Dhulka Bangiga Degmada Gaalkacayo 

Xeerka La-dagaalanka Maandooriyaha Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland

Xeerka Dalxiiska Puntland

Xeerka Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2020

Wax-ka bedelka Xeerka Isgaarsiinta Dawladda Puntland

Xeerka Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah Puntland

Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga Puntland

Xeerka Maaraynta Dhulka Magaalooyinka Dowladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2019

Xeerka Dhiiri-gelinta Maalgashiga ee Dawladda Puntland

Xeerka Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland ( TPEC)

Xeerka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Hawl-gabka iyo Liili-tirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Khidmadda Ilaalinta Amniga Garoomada Diyaaradaha ee Puntland

Xeerka Tirakoobka Dawladda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka cashuuraha Dawladda Puntland

Xeerka Hay’adda Foreensig Sayniska ee Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2018

Ansixinta Lifaqaa 4-aad Dastuurka Dawladda Puntland 

Xeerka Khidmada Tayo-Dhawrka Badeecadaha Puntland

Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2017

Xeerka Ilaalinta iyo Maaraynta-Deegaanka Puntland

Xeerka Dib-u-habaynta Xeerka-Shatiyadda Ganacsiga ee Puntland

Xeerka Guddiga Sare ee Garsoorka Puntland

Xeerka Khidmadda Ujuurooyinka Nootaayalayda Puntland

Xeerka Maareynta & Maamulka Dhul-beereedka Puntland

Xeerka Ururada & Xisbiyada Siyaasadda Puntland

Xeerka Xirfadlayda Caafimaadka Dawladda Puntland

Xeerka-Dhismaha Hay’adda Xiriirka Jaaliyada Puntland

Xeerka Ilaalinta Qaxootiga ee Puntland

Xeerka-Ka-hortagga Daabulka iyo ka-ganacsiga Dadka ee Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2016

Wax-ka-bedelka Xeerka Warbaahinta Puntland

Xeer Heer Tayeedka iyo Dhawrida Tayada Badeecadaha Puntland

Xeerka Khidmadaha iyo Ujurooyinka Kallumaysiga Badaha Puntland

Xeerka Kufsiga Dowladda Puntland

Xeerka Ururada Samafalayaasha aan Dawliga ahayn ee Puntland

Ansixinta Xeerka Da’yarta ee Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2015

Xeerka Siyaasada Deegaanka Puntland

Xeerka Guddiga Doorashooyinka Puntland – TPEC

Xeerka Iibka Guriga Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Puntland 

Xeerka Khidmada Shaqaalaha Ajaaniibta ah Puntland

Xeerka Qoondada Qaaraanka Dhismaha Wadadda Ceel-daahir _Ceeri-gaabo ee Puntland

Xeerka Siyaasadda Maaraynta Waxyeellada Masiibooyinka Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2014

Xeerka Ansixinta Degmadda Saaxo, Gobolka Mudug ee Puntland

Xeerka Miisaaniyadda Curaaraha 2014 ee Dowladda Puntland

Xeerka Xamuulka Gaadiidka Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2013

Xeerka Hab-Maamuuska Dawladda Puntland

Xeerka Maxkamadda dastuuriga ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Ansixinta Gobol Gardafuu iyo Degmooyinka Ceelayo, Buraan, Murcanyo, Bareeda iyo Towfiiq

Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland

Xeerka ansixinta Degmadda cusub Dharkayngeenyo ee Gobolka Sool

Xeerka Axkaamta Qoyska Dawladda Puntland

Xeerka Mamnuuucidda Isticmaalka iyo Adeegsiga Bacaha Puntland

Xeerka Nootaayanimada ee Puntland

Xeerka Qareennada Puntland

Lifaaqa 3-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland – 2013

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2012

Xeerka Midaynta Cashuuraha Dawladaha hoose ee Puntland

Xeerka Siyaasadda Hilibka ee Puntland

Xeerka Wareejinta Maxaabiista la Xakumay ee Puntland

Xeerka Siyaasadda Barakacayaasha ee Dawladda Puntland

Xeerka Tariifada Laysamada Wadayaasha Gaadiidka ee Puntland

Xeerka Khidmad Kordhinta Hay’adda Jidadka Puntland ee PHA

Xeerka Xabsiyadda Dawladda Puntland

Xeerka barista iyo ilaalinta hilibka ee Puntland

Xeerka Wax-ka-bedelka Sharciga Burcad Badeeda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2011

Xeerka Horumarinta Siyaasadda Dhallinyaradda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Argagaxisada Puntland

Xeerka Aftida Dastuurka Dawladda Puntland

Xeerka Cashuurta Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland

Xeerka Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland

Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Calanka iyo Astaanta Dawladda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Kalluumaysiga Dawladda Puntland

Xeerka Gudniinka Gabdhaha

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2010

Xeerka Heesta Calanka Dawladda Puntland

Xeerka Tahriibta Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2009

Ansixinta Barnaamijka Xukuumada Dawladda Puntland 2009 – 2012

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2008

Xeerka Ansixinta Hanti-dhawrka Guud ee Dawladda Puntland

Ansixinta Lifaaqa 2-aad ee Dastuurkii dambe ee Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2007

Xeerka Dhismaha Golaha Cusub ee Xukuumada Dawladda Puntland

Xeerka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland

Xeerka Faya dhawrka baarista iyo karantiinka Agabka ee Puntland

Xeerka Heshiiska Badda iyo ilaalinta Xeebaha Puntland

Xeerka Maalgashiga Korontada Boosaso iyo Qardho

Xeerka Qaanuunka Dimuqraadiyeynta Nidaamka Siyaasada ee Puntland

Xeerka Qanuunka 3-Degmo

Xeerka Qanuunka Heshiiska is-afgaradka (MOU) ee wada shaqeynta Dawladda Puntland Ido Hay’adaha Qaramada Midoobay

Xeerka Qorshaha shan sanno ee Puntland

Xeerka Qanuunka Siyaasada Macalimiinta Waxbarashada ee Puntland

Xeerka Heshiiska Wax-soo-saarka Wadaaga ah ee Shidaalka Puntland

Xeerka Akedemiyada Puntland ee Hidaha iyo dhaqanka

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2006

Xeerka Kordhinta Khidmada PSAWEN

Xeerka Siyaasadda Waxbarshada Puntland

Xeerka Caasumada Puntland ee Garoowe

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2005

Xeerka Habaynta Nidaamka Xukuumada iyo Hay’adaha la xiriira ee Puntland 

Xeerka Aftida Dastuurka Dawladda Puntland

Xeerka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland iyo Lifaaqa ( 2005)

Xeerka Hab-Maamuuska Dowladda Puntland

Xeerka Xannaanada Xoolaha Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2004

Xeerka Xili Hawleedka Shaqo ee Goleyaasha Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2003

Xeerka Kordhinta & dib-u-habaynta Khidmadaha Dekadaha ee Puntland

Xeerka Barnaamijka Dawladda iyo Ansixinta Baarlamaanka

Xeerka kordhinta 2% oo lay leedahay Wasaaradda Dawladaha Hoose ee Puntland

Xeerka Kordhinta Khidmadaha Garoomada Diyaaradaha Puntland

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2001

Xeerka wax-ka-bedelka Axdiga Puntland

Xeerka Nulla Ostada, Diiwaangelinta Heshiisyada iyo Kunturaadaha

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2000

Xeerka Dhismaha Rugta Ganacsiga Puntland

Xeerka Dhismaha Wakaalada Wararka Puntand ee PUNA

Xeerka Hanti-Dhawrka Guud ee Dawladda Puntland

Xeerka Horumarinta Daaqa Puntland

Xeerka Magacaabida Gudiga Dastuurka ee Xukuumadda Puntland

Xeerka Qaanuunka Anshaxa Filimada ee Puntland

Xeerka Qaanuunka Hay’adda Biyaha Tamarta & Khayraadka Puntland

Xeerka Qaanuunka Madbacada iyo Qoraalada Puntland

Xeerka Mamnuucidda iyo Saaridda Miinada & waxyaabaha qarxa Puntland

Xeerka Sanduuqa Dhaqaalaha Puntland

Xeerka Cafimaadka Puntland

Xeerka  Aas-aasida Bangiga dhexe Dawladda Puntland 

Xeerka Hay’adda Dayactirka Horumarinta Jidadka Puntland ee PHA

Xeerka Dhul Bixinta iyo Dhismaha Puntland

Xeerka Nabad-gelyada Guud ee Puntland 

Xeerka Tartamada iyo heshiisyada Qandaraasyada Puntland

Xeerka ka hor-taga Go’aamadda Carta, Djibouti

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 1999

Xeerka Dakhliga Dawladaha Hoose & Ku tala-galka Miisaaniyadda Degmooyinka Puntland

Xeerka Xafiiska Dib-u-habaynta Diiwaangelinta gaadiidka dhulka Puntland

Xeerka u gudbinta Dakhliga Dawladda ee la qaado 24saac Gudahood Khasnada dhexe ama qaybta bariga ee Wasaaradda Maaliyada ee ugu dhow

Xeer Madaxweyne Magacaabid Garyaqaanka Guud ee Dawladda Puntland

Xeer Madaxweyne Magacaabid Wasiir-Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha guud & Gaadiidka ee Puntland

Xeerka Khidmada ay qaado Wasaaradda Xanaannada Xoolaha, Beeraha iyo Deegaanka Puntland

Xeerka Aas-aasida Faafinta Rasmiga ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Khidmadda dayuuradaha iyo Rakaabka ee Puntland

Dhismaha-Xafiiska-Garyaqaanka-Guud-ee-Dawladda-Puntland. 1999

Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 1998

Xeer Madaxweyne, Magacaabis Maamulayaal Degmooyooyinka Puntland

Xeer Madaxweyne, Magacaabis Agaasimayaasha Waaxyaha, Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland

Xeer Madaxweyne Magacaabis Gole Wasiiro Xukumadda Dawladda Puntland

Axdiga Dhismaha Dawladda Puntland 

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Xogaha Golaha kala soo xiriir;

Facebook: https://www.facebook.com/Parliamentofpl

Twitter: 

Telegram: 

https://t.me/parliamentofpl

Instagram: https://instagram.com/parliamentofpl 

LinkedIn: https://www.linkedin.com/parliamentofpl 

Flickr: https://www.flickr.com/photos/190151741@N02/ 

YouTube: https://youtube.com/channel/UCe2H4Gvf_mwL852bBdNgiMw 

Website: https://www.puntlandparliament.com

E-mail: info@puntlandparliament.com / media@puntlandparliament.com 

WhatsApp Number: +252905805444