Wararka

Halkan waxaad ka heli karta Wararka Rasmiga ah ee uu goluhu baahiyay

Garoowe, May 06, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada …

Garoowe, May 4, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada oo maanta booqasho shaqo ku tegey Xabsiga dhexe ee Garoowe ayaa la kulmay …

Garoowe, May 01, 2024: Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay koox horey ugu ciyaari jirtey magaca …

Garoowe, April 30, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada oo ugu horeyn kormeeray xarunta maxkamadda ciidamada qalabka sida & dambiyada culus ayaa …

Garoowe, April 29, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha Garsoorka Dawladda Puntland, iyagoo u kuurgalay …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo uu wehliyo Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane, Ilays Cusmaan Lugatoor ayaa beeray Geeddkii 1aad ee …

Garoowe, April 27, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa maanta loogu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe. Guddoomiyaha …

Garoowe, April 25, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey Saldhigyada kuyaala Magaalada Garoowe, iyagoo u kuurgalay …

Garoowe: April 25, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa …

Garoowe, April 24, 2024: Guddiyada ayaa ugu horeyn waxay warbixin balaaran oo dhinacyo kala duwan taabanaysa ka dhageysteen Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo …

Garoowe: April 22, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire oo uu …

Garoowe, March 24, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed …