Golaha Wakiilada Dawladda Dawladda Puntland

Golaha Wakiillada waa awoodda Xeer-dejinta ee Puntland, wuxuuna matala shacabka Puntland sida ku cad qodobka 60-aad Farqadiisa 1-aad ee Dastuurka.

3Q1A9812

Mudane, Cabdirisaaq Axmad Siciid

- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada -

baarri

Mudane, Maxamad Baarri shire
Cabdullahi Cusmaan

- Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada -

416020301_686737770303841_8050994737612783851_n

Mudane, Maxamad Maxamuud Ciise

- Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Golaha Wakiillada -

Madax Guddiyeedyada Golaha Wakiilada Dawladda Puntland

Goluhu wuxuu ka koobanyahy toban guddi ayna madax u yihiin Xildhibaanda hoos ku xusan

majabr

Xildhibaan, Xasan Yuusuf Majabe

Guddoomiyaha
Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha Iyo Xisaabaadka

Screenshot_20220814-185357_Facebook

Xildhibaan, Cabdicasiis Axmed Saalax

Guddoomiyaha
Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta

yasiin

Xildhibaan, Yaasiin Jaamac Cumar

Guddoomiyaha
Guddiga Arrimaha Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ah

indhaceel

Xildhibaan, Cabdiwali Yuusuf Warsame

Guddoomiyaha
Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga Iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha

mowliid abkey

Xildhibaan, Mowliid Abokor Caafi

Guddoomiyaha
Guddiga Xuquuqda Insaanka, Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska

dhakul

Xildhibaan, Maxamuud Dhakuul Xirsi

Guddoomiyaha
Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta Iyo Dastuurka

shire

Xildhibaan, Maxamuud Shire Cismaan

Guddoomiyaha
Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga

abdirisaq taraag

Xildhibaan, Cabdirisaaq Jaamac Aadan

Guddoomiyaha
Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dimuqraadiyadda

Xildhibaan, Xasan Ducaale Cali

Guddoomiyaha
Guddiga Amniga Iyo Nabadgelyada

qoslaaye

Xildhibaan, Maxamed Siciid Cali

Guddoomiyaha
Guddiga Anshaxa Iyo Arrimaha Golaha