Bogga Rasmiga ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Golaha Wakiilada waxa la aas-aasay sannadkii 1998

Dhismihii Dawladda Puntland kadib, Golaha waxaa si toos ah shacabka u soo doorteen 1998, 2004, 2009, 2013 iyo 2018. 66 Xildhibaan ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee hadda jira ayaa la soo doortay December 2018 muddo shan sanno ah. Janaayo 04, 2019, Goluhu wuxuu doortay Guddoomiye Golaha Wakiillada iyo laba ku-xigeen. Taas waxa ku-xigtay si guul ah oo lagu doortay Madaxweynaha Dawlad Puntland Janaayo 8, 2019.

Ereyga Gudoomiyaha
Fariinta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada

Mudane, Cabdirisaaq Axmad Siciid

“Anniga oo ku hadlaya afka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ku soo dhawaada Aqalka Golaha Wakiillada, Goluhu wuxuu ka kooban yahay 66 xubnood kuwaas oo laga soo doorto Gobollada Puntland si toos ah, sida uu qabo Qodobka 56-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland; Hannaanka Dawladda Puntland waa Baarlamaani, Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka waxaa dooranaya Golaha Wakiillada, sidoo kale, sida ku cad qodobka 60-aad Farqadiisa 1-aad ee Dastuurka DPL Awoodda Xeer-Dejinta ee Puntland waxaa u xil saaran Golaha Wakiillada oo matala shacabka Puntland”.

415331142_686348163676135_3575299377840019422_n

Wararka

Garoowe, April 25, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey Saldhigyada kuyaala Magaalada Garoowe, iyagoo

Garoowe: April 25, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Mohamed Baarri

Garoowe, April 24, 2024: Guddiyada ayaa ugu horeyn waxay warbixin balaaran oo dhinacyo kala duwan taabanaysa ka dhageysteen Taliyaha Ciidanka

Garoowe: April 22, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire

Guddiyada Golaha Wakiillada

01.

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta Iyo Dastuurka

03.

Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dimuqraadiyadda

04.

Guddiga Amniga Iyo Nabadgelyada

05.

Guddiga Anshaxa Iyo Arrimaha Golaha

06.

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha Iyo Xisaabaadka

07.

Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta

08.

Guddiga Arrimaha Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ah

09.

Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga Iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha

10.

Guddiga Xuquuqda Insaanka, Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska

Hagaha Sharciga iyo Kala dambeynta Puntland

Dastuurka Dawladda Puntland

Dastuurka waa hagaha bulshada iyo nidaamka dawladnimo, waa qawaaniin ay khasab tahay in la raaco marka ay bulsho dawladnimo rabto inay hiigsato, Waxaan afti loo qaaday sanadi 2009 markaas uu ka baxay qabyo qoraalki.

Tiirarka ugu muhiimsan ee dastuurku ka koobanyahay waxay kala yihiin :

Laxiriir Golaha

Halkaan waad kula wadaagi kartaan fariimaha iyo sidoo kale cabashooyinka Bulshada iyo baahiyahooda Gaarka ah.

Nagala Soco

Nagala Soco Twitter-ka