Wararka

Halkan waxaad ka heli karta Wararka Rasmiga ah ee uu goluhu baahiyay

Garoowe, March 04, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa furay kulan Aqoon-Is-waydaarsi ah oo …

Xildhibaan Maxamuud Dhakuul Xirsi.

Xildhibaan Maxamuud Dhakuul Xirsi oo ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Maxamed Cabdulaahi Libaaxe, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Puntland iyo …

Carmo, February 25, 2024: Guddiga Golaha Wakiilladu u xilsaaray xal u helida shaqaaqadii deegaanka sheerbi ayaa maanta ka qayb galay xiritaaanka shirka …

Garoowe, February 24, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda DPL, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Save …

Garoowe, February 22, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Baarri Shire, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta …

Garoowe, Febraayo 22, 2024: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2-aad. Kulanka ayaa …

Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska.

Garoowe, Febraayo 21, 2024: Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd is-barasho iyo …

Garoowe, Febraayo 20, 2024: Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. …

Garoowe, February 20, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa aqalka Wakiillada ku qaabilay wefdi ganacsato ah oo …

Garoowe, Febraayo 19, 2024: Guddiga Siyaaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii …

Guddiga Anshaxa & Arrinaha Golaha.

Garoowe, Febraayo 17, 2024: Guddiga Anshaxa & Arrinaha Golaha ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa ujeeddadiisu ahayd is-barasho iyo diyaarinta qorshayaasha …

Garoowe, Febraayo 17, 2024: Guddiga Shuruucda, Caddaalada, Arrimaha Diinta & Dastuurka ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa ujeeddadiisu ahayd is-barasho iyo …