Wararka

Halkan waxaad ka heli karta Wararka Rasmiga ah ee uu goluhu baahiyay

Garoowe, April 24, 2024: Guddiyada ayaa ugu horeyn waxay warbixin balaaran oo dhinacyo kala duwan taabanaysa ka dhageysteen Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo …

Garoowe: April 22, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire oo uu …

Garoowe, March 24, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed …

Garoowe: March 17, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid Faarax oo uu weheliyo ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baari shire …

Garoowe, March 13, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa caawa ka qayb galay kulan afur ah oo …

Garoowe, March 11, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri …

Garoowe, March 09, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta soo xiray kulamo Aqoon-is-waydaarsi ah oo …

Garoowe, March 07, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta ka qayb galay kulamada Aqoon-is-waydaarsi ah …

Garoowe, March 06, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta daah-furay Aqoon-s-waydaarsi ku saabsan …

Garoowe, Maarso, 05, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa Xarunta Golaha Wakiillada ku qaabilay Madaxweynaha Hay’adda Interpeace …

Garoowe March 04, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise …

Garoowe, March 04, 2024: Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa …