Golaha Wakiilada Dawladda Dawladda Puntland

Golaha Wakiillada waa awoodda Xeer-dejinta ee Puntland, wuxuuna matala shacabka Puntland sida ku cad qodobka 60-aad Farqadiisa 1-aad ee Dastuurka.

3Q1A9812

Mudane, Cabdirisaaq Axmad Siciid

- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada -

baarri

Mudane, Maxamad Baarri shire
Cabdullahi Cusmaan

- Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada -

416020301_686737770303841_8050994737612783851_n

Mudane, Maxamad Maxamuud Ciise

- Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Golaha Wakiillada -

Madax Guddiyeedyada Golaha Wakiilada Dawladda Puntland

Goluhu wuxuu ka koobanyahy toban guddi ayna madax u yihiin Xildhibaanda hoos ku xusan

WhatsApp Image 2022-08-15 at 1.01.38 PM

Xildhibaan, Sharmaarke Cali Cilmi

Guddoomiyaha
Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta Iyo Dastuurka

Screenshot 2022-08-15 131826

Xildhibaan, Faarax Sulub Jaamac

Guddoomiyaha
Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga

Screenshot_20220814-183442_Facebook

Xildhibaan, Jaamac Yaasiin Jaamac

Guddoomiyaha
Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dimuqraadiyadda

Xildhibaan, Abdullahi Yusuf Muse

Guddoomiyaha
Guddiga Amniga Iyo Nabadgelyada

Screenshot_20220814-185741_Facebook (1)

Xildhibaan, Axmed Jaamac Cabdulle

Guddoomiyaha
Guddiga Anshaxa Iyo Arrimaha Golaha

FB_IMG_1660491234064

Xildhibaan, Cawil Xassan Daad

Guddoomiyaha
Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha Iyo Xisaabaadka

Screenshot_20220814-185357_Facebook

Xildhibaan, Cabdicasiis Axmed Saalax

Guddoomiyaha
Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta

Xil, Fuaad

Xildhibaan, Fu'aad Abshir Axmed

Guddoomiyaha
Guddiga Arrimaha Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ah

Screenshot_20220814-185733_Facebook

Xildhibaan, Aweys Axmed Sardheeye

Guddoomiyaha
Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga Iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha

Screenshot_20220815-121744_Facebook

Xildhibaan, Nimco Cabdi Carshe

Guddoomiyaha
Guddiga Xuquuqda Insaanka, Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska