Kala fadhiyada
Fadhiga23-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakillada
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mohamed Mahamud Esse – Awoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan wuxuu ahaa Ka doodista Arrimaha Tahriibta iyo dhibaatada daroogada. Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga dooday saameynta taban ee tahriibka iyo isticmaalka maandooriyaha, iyagoo muujiyey baahida loo qabo qorshayaal lagu xakameeyo arrimahan halista ah. Intaas ka dib, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa u xilsaaray guddi gaar ah oo ka kooban Guddiyada Golaha, si ay uga soo talo bixiyaan arrimahan, uguna soo diyaariyaan warbixin dhammeystiran iyo talooyin wax-ku-ool ah ugu soo gudbiyaan Guddiga joogta ee Golaha. Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa soo xiray Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland. DHAMMAAD
Fadhiga23-aad ee Kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakillada Read More ยป
Ansixinta degmooyinka Ceel-buh iyo Baraagaha-Qol
Garoowe, 4 December 2025 โ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ-๐๐ฎ๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ก๐-๐๐จ๐ฅ,Waxaa Oggol ugu codeeyay 44 Mudane, cid diiday ma jirto, halka ay aysan jirin cid ka aamustay ma jirto. Degmooyinkaas oo ku kala yaalla gobollada Sanaag iyo Haylaan. Ansixintan ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Puntland ee ku aaddan ballaarinta adeegyada dowladda hoose iyo xoojinta maamulka iyo adeeg bixinta ee gobolladaas.
Ansixinta degmooyinka Ceel-buh iyo Baraagaha-Qol Read More ยป
Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 57-aad
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shireiyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Ka Shaqaynta Miisaaniyad Sanadeedka 2026. Ugu horayn,๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ee Golaha Wakiillada ayaa Warbixintooda la wadaagay Golaha. Intaas kadib,Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga ๐๐จ๐จ๐๐ay Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sanad maaiyeedka 2026. Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Qabyo qoraalka Miisaaniyada Sanad maaiyeedka 2026 Waxaa Oggol ugu codeeyay 43 Mudane, waxa diiday 1 Mudane, halka ay ka aamuseen 1 Mudane. DHAMMAAD
Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 57-aad Read More ยป
Fadhiga 18-aad ee kalfadhiga 57-aad
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha Fadhigan ayaa ahaa Xasaannadsiinta masuuliyiinta u baahan xasaannadda Golaha Wakiillada. Mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowlada Puntland ayaa Cod aqlabiyad leh Xasaanada ku siiyey Mudane ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐๐ง oo ka mid noqonaya Guddiga Doorashada Puntland (PEC) kaas oo uu dhowaan magacaabay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,Waxaana dhaariyey Garsoore ka tirsan Maxmadda Sare ee DPL.
Fadhiga 18-aad ee kalfadhiga 57-aad Read More ยป
Fadhiga 17-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ’๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ Ugu horayn, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka. Intaas kadib, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ’๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ Waxaa Oggol ugu codeeyay 29 Mudane, waxa diiday 2 Mudane, halka ay ka aamuseen 4 Mudane. DHAMMAAD
Fadhiga 17-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Read More ยป
Hindise Xeereedka Dhawrista Tayada Puntland
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Ugu horayn ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐, ๐๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐, ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan Hindise- xeereedka. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD
Hindise Xeereedka Dhawrista Tayada Puntland Read More ยป
Fadhiga 14-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada.
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, 20 ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐4-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Xildhibannada Golaha Wakiillada waxaa warbixin la wadaagay Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha oo gacanta ku haya Hindise-xeereedka dhawridda Tayada, iyagoo faah-faahin ka bixiyey ujeeddada Hindisahan iyo geedi socodsiika. Guddiga hawlaha guud iyagoo ka duulaya goโaankii Golaha Wakiillada Kalfadhiga 54-aad iyo cabashada shacabka waxay sameeyaan u kuurgelidda baahida jirta iyo sidii xal loogu helihaaa, waxayna diyaariyieen, waxayna soo diyaariiyeen hindisaha dhawridda Tayada oo Golaha loo qeybiyey fadhigii hore. Intaas kadib, xildhibaannada su’aalo ka weydiiyey guddiga Ujeeddooyinka Hindise Xeereedkan, habraaca Xeer-dejinta iyo waafaqsanaanta Dastuurka iyo xeerarka kale ee Puntland. Ugu dambayn, dood iyo falaqeyn dheer kadib, Hindise Xeereedka ayaa lagu wareejiyey guddiga Hawlaha Guud, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqalaaha si ay ugu sameeyaan akhrinta labaad islamarkaana latashi kala sameeyaan daneeyayaasha Hindise Xeereedkan,waxayna Golaha dib ugu soo celinayaa Maalinta Isniinta oo ku beegan 24.11.20225 haddii Alle idmo.
Fadhiga 14-aad ee kalfadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada. Read More ยป
Fadhiga 13-aad ee kalfadhiga 57-aad ee golaha wakiillada Puntland.
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, 18 ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ 13-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa sii wadista ka shaqaynta Xeerka Xabsiyada Puntland. Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ Xeerkan. Intaas ka dib, Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Xeerka Xabsiyada Puntland waxaa Oggol ugu codeeyay 42 mudane, waxaa diiday 0 Mudane, halka ay ka aamuseen 4 Mudane. Ugu dambayn, Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga aiyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada ayaa golaha la wadaagay warbixin ku saabsan Qabyo qoraalka Hindise Xeereedka Dhawridda Tayada Puntland oo goluhu curiyey, kadib hindise xeereedka ayaa loo qeybiyey Golaha si ay ugu sameeyaan akhrin 1-aad, waxaana la isugu soo noqonaynaa khamiista 20/11/2025. -DHAMMAAD-
Fadhiga 13-aad ee kalfadhiga 57-aad ee golaha wakiillada Puntland. Read More ยป
Fadhiga 11-aad ee kalfadhiga 57-aad wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland.
๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐d๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐. Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe. DHAMMAAD
Fadhiga 11-aad ee kalfadhiga 57-aad wax-ka-bedelka Xeerka Xabsiyada Puntland. Read More ยป









