Golaha Wakiillada

La-xisaabtanka Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Dawladda Puntland, Wakaaladda Horumarinta Biyaha iyo Wakaaladda Tamarta Puntland.

π†πšπ«π¨π¨π°πž, 2 November 𝟐𝟎𝟐6 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire , iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay π…πšππ‘π’π πš 7-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ—-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa la-xisaabtanka Xukuumadda, waxaana Golaha Wakiillada hortimid Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Dowladda Puntland,oo ay weheliyaan Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland iyo Wakaaladda Tamarta Puntland.

Ugu horrayn, Wasaaradda ayaa Golaha la wadaagtay warbixin ku saabsan waxqabadkeeda, qorshayaasheeda mustaqbalka iyo caqabadaha jira.

Ugu dambayn, Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa Wasiirka iyo masuuliyiinta Wasaaradda su’aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka weydiiyey howlaha shaqo, waxqabadka iyo waajibaadka Wasaaradda.

DHAMMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top