πππ«π¨π¨π°π, 14 November πππ6 β Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay π πππ‘π’π π 11-πππ ππ πππ₯ππππ‘π’π π ππ-πππ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Fadhiga maanta ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa diiradda lagu saaray doodaha Xildhibaannada ee ku saabsan hindisaha wax-ka-beddelka qodobo ka mid ah Dastuurka Dowladda Puntland.
Doodaha ku saabsan arrimaha Dastuurka ayaa sii socon doona fadhiyada dambe ee Golaha.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Ibrahim Mohamud Yusuf



