๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha, Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ee ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa sii-wadista dhageysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada DPL.
Maanta waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :-
1- Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga.
2- Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.
3- Dhagaysiga warbixinnada Kormeerka xildhibaannadu ay ku tagey Degmooyinka katiran Gobollada Karkaar, Mudug iyo Nugaal.
Xildhibaannada Golaha ayaa suโaalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay.
DHAMMAAD






