๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐-๐๐๐ ee ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Ajandaha fadhiga maanta ayaa ahaa dhageysiga Warbixinta Guddiga Joogtada ah Iyo Warbixinnada Guddiyada Golaha ee Golaha Wakiillada DPL.
Intaas kadib, waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :-
1. Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
2. Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha.
3. Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka.
4. Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
Xildhibaannada Golaha ayaa suโaalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay.
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa sii wadi doona dhageysiga warbixinnada Guddiyada Joogtada ah.
DHAMMAAD



