Golaha Wakiillada

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa kormeer ku maray Degmada Xaafuun.

Xaafuun, 9 September2026 – Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Baari Shire, oo qayb ka ah wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobo ay ka mid yihiin garoonka diyaaradaha, dekeddii hore, Raasiga Xaafuun oo ah cirifka ugu dambeeya qaaradda Afrika, Ceelka Shidaalka Iyo Goobo kala duwan oo taariikhi ah oo ku yaalla Degmada Xaafuun, Gobolka Bari.

DHAMMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top