๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo Ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Golaha Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir guddoomiyey ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐๐, ๐๐๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ ๐๐ Dawladda ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
Ugu horayn ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐๐๐ก๐, ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan wax-ka-baddelka xeerka.
Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ xeerka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe.
DHAMMAAD




