Golaha Wakiillada

Wax-ka-bedelka xeerka diiwaangelinta cod-bixiyaha Dawladda Puntland.

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€“ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir guddoomiyey ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ“-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.

Fadhiga maanta Ajandihiisa oo ahaa ka doodista ๐–๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐จ๐-๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐.

Ugu horayn ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š, ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan wax-ka-baddelka xeerka.

Dood iyo falanqeyn dheer kadib xildhibannada Golaha Wakiillada ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyey Wax-ka- beddelka Xeerka Diiwaangelinta cod-bixiyaha Dowlada Puntland, Guntanka fadhiga oo ahaa (38) Mudane, waxaa ugu codeeyey oggol (31) Mudane, diidmo (2) Mudane, halka ay ka aamuseen (5) Mudane.

Ugu dambeyntii, waxaa xildhibaannada Golaha Wakiillada loo qeybiyey ๐–๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ oo Golaha Xukuumamdu soo gudbisey si goluhu ugu sameeyo akhriska 1-aad, iyadoo laga duulayo xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Puntland, waxaana dib loogu soo laabandoona Golaha Maalinta Khamiista oo ku beegan 16 Luulyo, 2026 haddii Alle idmo.

DHAMMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top