Golaha Wakiillada

Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada Puntland

π†πšπ«π¨π¨π°πž, 28 Oktober 𝟐𝟎𝟐6 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire , iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa maanta shir-guddoomiyay π…πšππ‘π’π πš 4-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ—-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakiillada.

Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa sii wadidda dhageysiga warbixinnada guddiyada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Maanta waxaa warbixintooda Golaha la wadaagay guddiga kala ah :-

1. Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

2. Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah.

3. Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda.

4. Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.

Xildhibaannada Golaha ayaa su’aalo iyo faahfaahin dheeraad ah ka waydiiyay guddiyada warbixinnadii iyo kormeeradii ay soo sameeyeen muddadii u dambeysay.

DHAMMAAD

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top