Garoowe, 1, Oktober 2025โ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐, ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay maamulka ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐ผ๐ผ๐บ๐ฌ๐ป iyo ๐ฎ๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐ .
Kulanka oo uu shir guddoominayey Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga, Xildhibaan Axmed Bile Siciid, ayaa si qoto dheer diiradda loogu saaray caqabadaha hortaagan xarumahaas iyo sidii xal waara loogu heli lahaa.
Intii uu socday kulanka, guddigu waxa uu si toos ah u dhagaystay warbixino laga soo jeediyey maamulka xarumaha, kuwaas oo iftiimiyey duruufaha, baahiyaha iyo fursadaha jira.
Ugu dambayn, dhinacyadu waxay isla qaateen in la xoojiyo wada-shaqeynta, la-tashiyada joogtada ah iyo in la abuuro hannaan cusub oo lagu dardar gelin karo horumarinta adeegyada tacliinta farsamada iyo xirfadaha ee Puntland.


