Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa qaabilay Suxufiyiin ( Sawiro)

Garoowe, February 20, 2020: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Abdiwali Gooni ayaa Xarunta Wakiillada ku soo dhaweeyay suxufiyiin tababar ku qaatay habka tebinta wararka Golaha. Agaasime Abdiwali Gooni ayaa  ku amaanaynaa Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo 15 wariye oo reer Puntland tababar u siiyay habka tebinta wararka la xiriira Baarlamaanka. Waa Markii ugu horaysay oo …

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa qaabilay Suxufiyiin ( Sawiro) Read More »