September 2023

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY MADAXA UNDP SOOMALIYA.

Garoowe: September 13, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Madaxa UNDP Soomaaliya Mr Lionel Laurens ayaa shirkooda uga hadlay mashaariicda UNDP ka fuliso Puntland, Doorashooyinkii Goleyaasha Degaanka ee ka qabsoomay Puntland, xoojinta wada shaqeynta Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland iyo sidii Hay’adda UNDP taageero buuxda uga geysan lahayd qorshaha Horumarinta Golaha Wakiillada. …

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY MADAXA UNDP SOOMALIYA. Read More »

Fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah, kaas oo ka qabsoomay xarunta Golaha Wakiillada.

Garoowe: September 12, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu weheliyo ku-xigeenka 2-Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah, kaas oo ka qabsoomay xarunta Golaha Wakiillada. Fadhiga maanta Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilladu waxay lagu falaqeeyeen arrimo ay mid yihiin Xaaladda Guud ee Siyaasadda, …

Fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah, kaas oo ka qabsoomay xarunta Golaha Wakiillada. Read More »

Fadhiga 21-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe, September 09, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismail Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 21-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajandaha ayaa ah Ansixinta Xubnaha magacaaban ee Guddiga Doorashooyinka Puntland – PEC sida uu qabo qodobka 113-aad Farqadiisa 1aad, Xarafka …

Fadhiga 21-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Fadhiga 20-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe, September 05, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismail Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 20-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Fadhiga maanta waxaa goob-joog ahaa 40 Xildhibaan, Ajandaha ayaa ah Ansixinta Xubnaha …

Fadhiga 20-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »