November 2023

Fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, November 26, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa soo xaadiray 48 mudane, waxaana looga …

Fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 10-aad, Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Fadhiga 10-aad, Kal-fadhiga 53-aad Fadhiga maanta oo qorshuhu ahaa wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka Puntland, kaas oo 14kii Bisha November, 2023 Guddoonka Golaha u xil saaray guddi gaar ah. Guddiga loo xil-saaray xeerka ayaa Golaha u soo gudbiyay qoraal ku saabsan wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka Puntland oo guddigu gacanta ku hayay, kaas oo maanta qorshuhu ahaa in goluhu …

Fadhiga 10-aad, Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, November 14, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandihiisa oo ahaa ka doodista Xeerka Cashuuraha Berriga …

Fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 8-aad ee Kal-fadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, November 13, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Kal-fadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada oo gacanta ku hayey …

Fadhiga 8-aad ee Kal-fadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada. Read More »

Guddiga maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda DPL.

Garoowe, November 12, 2023: Guddiga maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda DPL. Guddiga oo gacanta ku haya, akhriska 2-aad-na ku samaynaya hindise-xeereedka dakhliga cashuuraha berriga, kana duulaya qodobka 58-aad farqadiisa 5-aad ee xeer-¬hoosaadka Golaha Wakiillada waxay Wasaaradda Maaliyadda oo Xeerka soo gudbisay, ka dhageysteen aragtidooda ku aadan muhiimadda xeerkan …

Guddiga maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda DPL. Read More »

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe, November 08, 2023: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta Kulan wada tashi ah Xarunta Golaha Wakiillada kula yeeshay qaar ka mid ah Wasaaraha iyo hay’adaha Dawladda. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd la tashiga Wasaaraddaha iyo hay’adaha Dawladda ee uu khuseeyo Hindise-Xeereedka Dakhliga Cashuuraha Berriga Puntland oo Guddigu gacanta ku hayo, …

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Fadhiga 7-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Nofeembar 05, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ugu horeyn, waxaa xubnaha Golaha Wakiillada loo qeybiyey warbixinta Miisaaniyadda …

Fadhiga 7-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: November 04, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu weliyey Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa dhegeysiga warbixinta Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiciiga ah ee Golaha Wakiillada DPL …

Fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada ayaa xafiiskisa ku qaabilay wefti ka socdey Hay’adda UNDP

Garoowe, November 01, 2023: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Mr Dragan Popivic mas’uulka ugu sareeya barnamaijka siyaasadda loo dhahanyahay ee (UNDP Inclusive politics portfolio manager). Guddoomiye ku-xigeenka iyo weftiga UNDP ayaana ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta UNDP iyo Golaha Wakiilladda …

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada ayaa xafiiskisa ku qaabilay wefti ka socdey Hay’adda UNDP Read More »

Guddiga Arrimaha Deegaanka & kheyraadka dabiiciga ah oo kullan laqaatay wasaaradda Deeganka iyo isbedelka cimilada Puntland.

Garoowe, November 01, 2023: Guddiga Arrimaha Deegaanka & kheyraadka dabiiciga ah ayaa maanta Aqalka Wakiillada kulan kula yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradda Deegaanka & Isbadelka cimilada Puntland. Guddiga oo gacanta ku haya, akhriska 2-aad-na ku samaynaya wax-ka-badelka Xeerka Sahminta Saameynta Deegaanka iyo Bulshada, kana duulaya qodobka 58-aad farqadiisa 5-aad ee xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada waxay Wasaaradda Deegaanka oo …

Guddiga Arrimaha Deegaanka & kheyraadka dabiiciga ah oo kullan laqaatay wasaaradda Deeganka iyo isbedelka cimilada Puntland. Read More »