March 2023

Fadhiga 10-aad ee Guddiga joogtada

Garoowe: March 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 10-aad ee Guddiga j oogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa Guddiga Joogtada ah hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawladda Puntland, Agaasimaha Guud ee …

Fadhiga 10-aad ee Guddiga joogtada Read More »

Guddoomiyaha ayaa iska Diiwaan-geliyey Deg. Garoowe ( Sawiro)

Garoowe: March 15, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril ayaa galabta iska diiwaan-geliyey xaafada Mubaarak ee degmada Garoowe, noqdayna qofkii ugu danbeeyey ee isdiiwaangeliya, iyadoo halkaas lagusoo gebagebeeyey isdiiwaangelintii codbixiyeyaasha Puntland. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa u mahadceliyay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC, iyo guud ahaan Howlwadeenada diiwaan-gelinta, iyo maamulka Degmadda …

Guddoomiyaha ayaa iska Diiwaan-geliyey Deg. Garoowe ( Sawiro) Read More »

Fadhiga 9-aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada

Garoowe: March 15, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril, oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa Guddiga Joogtada uga hadleen Amniga Caasimadda Puntland ee Garoowe iyagoo tix-raacaya Fadhigii 6-aad ee Guddiga Joogtada …

Fadhiga 9-aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada Read More »

Guddiga joogtada Golaha Wakiillada oo dood ka yeeshay Xaaladda Laascaanood

GUDDIGA JOOGTADA AH OO MAANTA DOOD KA YEESHAY XAALADA LAASCAANOOD. Garoowe: March 13, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta waxay mudanayaashu ku falanqeeyeen xaaladda Bani’aadanimo ee Gobolka …

Guddiga joogtada Golaha Wakiillada oo dood ka yeeshay Xaaladda Laascaanood Read More »

Fadhiga 7aad ee Guddiga Joogtadda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( Sawiro)

Garoowe: March 11, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir Guddoomiyey Fadhiga 7-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga manta, waxay Mudanayaashu ku falan-qeeyeen talo-soojeedin ku saabsan arrimaha diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha Goleyaasha Deegaannada Puntland, taas oo qoraal …

Fadhiga 7aad ee Guddiga Joogtadda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( Sawiro) Read More »

Guddiga joogta oo dhageystay warbixin ku saabsan amniga dalka gaar ahaan Caasimadda Garoowe

GUDDIGA JOOGTADA AH OO MAANTA DHAGEYSTAY WARBIXIN KU SAABSAN AMNIGA CAASIMADDA GAROOWE. Garoowe: March 08, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa shir Guddoomiyey Fadhiga 6-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa Guddiga Joogtada ah horyimi Wasiirka Wasaaradda Amniga & DDRta Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, …

Guddiga joogta oo dhageystay warbixin ku saabsan amniga dalka gaar ahaan Caasimadda Garoowe Read More »

Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada ayaa kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland – TPEC ( Sawiro)

Garoowe: March,06, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka qabsoomay hoolka shirarka Guddiga Joogtada ah ee xarunta Golaha Wakiillada. Fadhiga maanta waxaa Guddiga Joogtada ah horyimi Guddiga KMG ah ee Doorashada Puntland, iyagoo warbixin ka siiyey shaqooyinka …

Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada ayaa kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland – TPEC ( Sawiro) Read More »

Guddiga Joogtada oo ka hadlay cashooyinka Mushaarka Shaqaalaha & Amniga ( SAWIRO)

Garoowe: March 4, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa manta shir-Guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka qabsoomay aqalka Wakiillada. Kulanka maanta waxay Mudanayaashu uga hadleen xaaladda guud ee dalka, Xeerarka Goluhu ansixiyey kalfadigii 51-aad, cabasho la xiriirta musharka shaqaalaha & ciidamada Puntland iyo Amniga …

Guddiga Joogtada oo ka hadlay cashooyinka Mushaarka Shaqaalaha & Amniga ( SAWIRO) Read More »