August 2023

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA DAAH FURAY DHISMAHA GOLEYAASHA DEEGAANKA PUNTLAND EE DHAWAAN LA DOORTAY

Badhan: August 30, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta Badhan ka daah furay dhismaha Goleyaasha Degaanka Puntland ee dhawaan la doortay, kadib munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaararadda Arrimaha Gudaha oo lagu dhaariyey Golaha Degaanka Badhan. Gudoomiyaha oo munaasabada soo xidhay ayaa u hambalyeeyey xubnaha Golaha Degaanka Badhan ee la …

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO MAANTA DAAH FURAY DHISMAHA GOLEYAASHA DEEGAANKA PUNTLAND EE DHAWAAN LA DOORTAY Read More »

Fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Augusto 08, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ah akhriska 3-aad ee Hindse-xeereedka Maamulka Maaliyadda Guud ee Puntland oo ay soo gudbisay …

Fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND OO MUDDEEYAY ANSIXINTA XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA PUNTLAND

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND OO MUDDEEYAY ANSIXINTA XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA PUNTLAND Garoowe, Augusto 03, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03 August, 2023 soo saaray qoraal ku saabsan muddeynta Ansixinta Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu: – MARKUU ARKAY: – Dastuurka Dawladda Puntland …

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND OO MUDDEEYAY ANSIXINTA XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA PUNTLAND Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabada 1-da Agoosto e Dawladda Puntland.

Garoowe, August 02, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabada 1-da Agoosto oo ku beegnayd sannad-guuradii 25-aad ee ka soo wareegtay xilligii la aas-aasay Dawladda Puntland. Xafladda oo ka qabsoontay Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe waxaa sidoo kale ka qayb galay Madaxweynaha DPL Mudane Siciid Cabdulaahi Deni,Guddoomiye Ku …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabada 1-da Agoosto e Dawladda Puntland. Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO MAANTA KA QAYB GALAY XUSKA SANNAD GUURADII 25-AAD EE AAS-AASKA DAWLADDA PUNTLAND.

Garoowe, August 01,2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa ka qaybgalay munaasibad heer qaran ah oo lagu qabtay Caasimadda Garoowe, taas oo lagu xusayey kowda Agoosto ee ku beegan 25-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay Dawladda Puntland la aas-aasay. Munaasabadda oo ay ka soo qayb galeen boqolaal shacab ah ayaa waxaa dhoolo …

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA DPL OO MAANTA KA QAYB GALAY XUSKA SANNAD GUURADII 25-AAD EE AAS-AASKA DAWLADDA PUNTLAND. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Hambalyo ku-aadan 25-sano guurada ka soo wareegatay aas’aaskii Dawladda Puntland 01, Agoosto 1998 u diray Shacabka Puntland.

“Waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa dhammaan shacabka Puntland meelkasta oo ay joogaan xuska ku aadan 25-Sanno guurada ka soo wareegatay markii la asaasay Dawladda Puntland’’ ayuu yiri Guddoomiyuhu. Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha ayaa shacabka kula dar-daarmay in ay Ilaashaadan amnigooda, horumarka dawladnimooda iyo wadajirkooda ay caanka ku yihiin iyaga oo la shaqeynaya Dawladooda. DHAMMAAD.