December 2022

Ku-simaha Guddoomiyaha ka qeyb-galay Qalin-jabinta EAU Qardho

Qardho, December 28, 2022: Ku-simaha  Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa munaasabadda qalinjabinta kala qaybgalay dufcadda 8-aad ee Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Qardho. Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada ugu horeyn hambalyeeyay ardayda dadaalka ay muujiyeen iyo guusha ay gaareen, waxa uuna ku …

Ku-simaha Guddoomiyaha ka qeyb-galay Qalin-jabinta EAU Qardho Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha ka qeyb-galay Casho sharafta qurbajoogta Puntland ( SAWIRO)

Garoowe: December 23, 2022: Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa ka qayb-galay kulan casho sharaf ah oo Madaxtooyada Garoowe loogu sameey qurbajoogta Puntland oo dhawaan shirweyne isugu yimid Garoowe. Guddoonka ayaa waxaa kala qeyb-galay Madaxweynaha DPL Mudane Siciid …

Ku-simaha Guddoomiyaha ka qeyb-galay Casho sharafta qurbajoogta Puntland ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha oo ka qeyb-galay Xafladda Xil. Ilhan Omar ( SAWIRO)

Garoowe, December 23, 2022: Ku-Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa caawa ka qeyb-galay Xafaladda soo dhaweynta Xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka. Ku-simaha Guddoomiyaha ayaa waxaa kala qeyb-galay Xafladda Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Deni, Madaxweyne kuxigeenka Mudane, Axmed Cilmi Cusmaan Karaash, …

Ku-simaha Guddoomiyaha oo ka qeyb-galay Xafladda Xil. Ilhan Omar ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha oo soo dhaweeyay Xil. Ilhan Omar

Garoowe, December 22, 2022: Ku-Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman  oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda, Dadweyne fara badan ayaa Airporka Gen. Mohamed Abshir ku soo dhaweeyay Xildhibaan Ilhan Omar oo ka mid ah Congress-ka Mareykanka oo booqasho rasmi ah uga bilaabtay Puntland. …

Ku-simaha Guddoomiyaha oo soo dhaweeyay Xil. Ilhan Omar Read More »

Saggootinta Garsoore Axmed Soomaali ( SAWIRO)

Garoowe, December 12, 2022:  Hawl-wadeenada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta Qado sharafeed & saggootin ugu sameeyey  Beerta Arlo, Garsoore Axmed Xuseen (Soomali) oo muddo 17-sano ah ka mid ahaa hawl-wadeenada Golaha Wakiilladda, islamarkaana dhawaan ka mid noqday Xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland. Qado sharafta ayaa waxaa ka qeyb-galay Xoghyaha Guud Golaha, Agaasimeyaal iyo Hawl-wadeenada …

Saggootinta Garsoore Axmed Soomaali ( SAWIRO) Read More »

Ansixinta & Xasaanada-siinta Garsoorka, Maxkamadda Dastuuriga, Wasiiro & Xiritaanka Kalfadhiga 51-aad ( Warbixin)

Garoowe, December 08, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga ayaa Ajandaha ahaa Ansixinta mas’uulyiinta u baahan xasaanada-siinta …

Ansixinta & Xasaanada-siinta Garsoorka, Maxkamadda Dastuuriga, Wasiiro & Xiritaanka Kalfadhiga 51-aad ( Warbixin) Read More »