November 2022

Guddiga Arrimaha, Bulshada oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ( MUQAAL/SAWIRO)

Garoowe: November, 27,2022: Guddoomiyaha Guddiga arrimaha, bulshada, dhaqanka warfaafinta & isgaarsiinta Golaha Wakiillada DPL Xild. Cabdicasiis Axmed Dhahar ayaa shir guddoomiyey kulan la tashi ah oo Guddigu maanta Aqalka Wakiillada kula yeesheen Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dawladda Puntland. Guddiga ayaa gacanta ku haya, akhriska 2-aad-na ku samaynaya labo xeer oo kala ah wax-ka-bedelka xeerka howlgabka …

Guddiga Arrimaha, Bulshada oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ( MUQAAL/SAWIRO) Read More »

Xidhibaan Aways Sardheeye ayaa kormeer shaqo ku tagay Degsiimadda Xudun ( SAWIRO)

Xudun, November 27, 2022: Guddoomiyaha Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Xildhibaan Aways Axmed Sardheye oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka & Isbedelka Cimiladda Dawladda Puntland, Axmed Yuusuf Qahar (Labayk) ayaa kormeer shaqo ku tagay Degsiimadda Xudun oo ka tirsan degmada Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal. Xildhibaanka iyo Wasiirka ayaa Degsiimadda Xudun ka dhagax-dhigay …

Xidhibaan Aways Sardheeye ayaa kormeer shaqo ku tagay Degsiimadda Xudun ( SAWIRO) Read More »

Golaha Wakiillada ayaa ansixiyey Miisaaniyadda sannadka 2023 ( MUUQAAL/SAWIRO)

Garoowe, November 26, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 40 Xildhibaan, ayaa Goluhu warbixin ka dhegeysteen Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiillada …

Golaha Wakiillada ayaa ansixiyey Miisaaniyadda sannadka 2023 ( MUUQAAL/SAWIRO) Read More »

Akhriska 2-aad miisaaniyadda Dawladda sannadka 2023 ( SAWIRO)

Garoowe, November 23, 2022: Guddiga maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka Golaha Wakiilladda DPL ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. Guddiga oo akhriskii 2-aad ku sameynayey miisaaniyadda 2023 ee Golaha hortaala ayaa su’aalo ka waydiiyey Wasiirka, Xisaabiyaha guud iyo saraakiisha kale ee Wasaaradda si ay u helaan xog-dheeri ah oo la xiriirta miisaaniyadda Dawladda ee 2023. …

Akhriska 2-aad miisaaniyadda Dawladda sannadka 2023 ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa ka qeyb-galay Janaasada maydka Garaad Saleebaan ( SAWIRO/MUUQAAL)

Garoowe: November 21, 2022: Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Madaxweyne ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan iyo wefti ka yimid Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka qayb galay Salaada Janaasada maydka Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo saaka Garoowe lagu tukaday. Sidoo kale Salaada waxaa …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa ka qeyb-galay Janaasada maydka Garaad Saleebaan ( SAWIRO/MUUQAAL) Read More »

Soo gudbinta Miisaaniyadda Dawladda Sannadka 2023 ( SAWIRO /MUUQAAL)

Garoowe, November 20, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajandaha fadhigaa ayaa ahaa soo gudbinta Miisaaniyadda Dawladda ee sannadka …

Soo gudbinta Miisaaniyadda Dawladda Sannadka 2023 ( SAWIRO /MUUQAAL) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa soo gaaray caasimadda Garoowe ( SAWIRO)

Garoowe: November 19, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe. Weftiga Guddoomiyaha waxaa Garoonka Aadan Cade kasoo sagootiyey Xildhibaanno ka tirsan DFS iyo saraakiil kale, kuwaas oo ay kamid yihiin Xild. Cabdiladiif Muuse …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa soo gaaray caasimadda Garoowe ( SAWIRO) Read More »

Gudddiga xuquuqul insaanka oo kulan la qaatay Hay’adda Max Planck Foundation ( SAWIRO)

Garoowe, November 19, 2022: Guddoomiyaha gudddiga xuquuqul insaanka, haweenka & arrimaha qoyska Xild. Nimco Cabdi Caarshe ayaa shir Guddoomisay shir Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha Wakiillada ay la yeesheen wefti ka socday Hay’adda Max Planck Foundation oo ka shaqeysa nabadda iyo horumarinta sharciyadda. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta Golaha Wakiillada Dawladda …

Gudddiga xuquuqul insaanka oo kulan la qaatay Hay’adda Max Planck Foundation ( SAWIRO) Read More »

Fadhiga 12-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( SAWIRO/MUUQAAL)

Garoowe, November 19, 2022: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa ugu horeyn warbixin ka soo jeediyey Guddiga Arrimaha bulshada dhaqanka warfaafinta & isgaarsiinta taas oo ku saabsan …

Fadhiga 12-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( SAWIRO/MUUQAAL) Read More »

Guddoomiyaha ayaa ka qeyb-galay casho sharaf uu Madaxweynaha Soomaaliya ( SAWIRO)

Muqdisho: November 18,2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Shiikh Maxamuud Villa Somalia ugu sameeyey Gudoomiyeyaasha Baarlamaanada Dawladda Xubanaha ka ah DFS. Guddoomiyeyaasha iyo weftiyo ay hoggaaminayaan ayaa dhawaan Muqdisho u yimid fuitaanka kalfadhigii 2-aad ee wadajirka ahaa …

Guddoomiyaha ayaa ka qeyb-galay casho sharaf uu Madaxweynaha Soomaaliya ( SAWIRO) Read More »