January 2023

Ku-Simaha Guddoomiyaha ka qeyb-galay 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ( SAWIRO)

Boosasso, January 23,  2023:  Ku-simaha  Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad  Mudane,  Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan oo ay weheliyaan ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame iyo Xildhibaano ayaa ka qeyb-galay Dhagax-dhiga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso kaas oo uu si rasmi ah u dhagax-dhigay Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Garoonka Diyaaradaha …

Ku-Simaha Guddoomiyaha ka qeyb-galay 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ( SAWIRO) Read More »

Fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ( SAWIRO)

Garoowe:  January 22, 2023:  Ku-simaha  Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad  Mudane,  Cabdicasiis Cabdilaahi Cismaan oo uu  weheliyo  Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada, kaas oo ka qabsoomay aqalka Golaha Wakiillada. Kulanka ayey Mudanayaashu iskaga xog waraysteen arrimo ay …

Fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ( SAWIRO) Read More »

Xildhibaan Axmed Bashir Askar iyo Xildhibaano kale oo gaaray Laag & Galgala oo ka tirsan Gobolka Bari ( SAWIRO)

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kormeer ku tagay deegaanada Laag & Galgala oo ka tirsan Gobolka Bari. Xildhibaan Axmed Bashiir Askar, Xildhibaan Cabdirashid Maxamuud Yuusuf iyo Xildhibaan Cali Cabdiwaaxid Xuseen ayaa booqday goobaha loo qorsheyay diiwaan-gelinta Codbixiyaha Doorashooyinka hal qof hal cod ee Goleyaasha deegaanka iyagga oo kulamo la qaatay qeybaha kala …

Xildhibaan Axmed Bashir Askar iyo Xildhibaano kale oo gaaray Laag & Galgala oo ka tirsan Gobolka Bari ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha oo gaaray Degmooyin ka tirsan G/ Karkaar ( SAWIRO)

Rako-raaxo, January 11, 2023: Ku-simaha  Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa kormeer shaqo ku tagay Degsiimooyinka Carris & Maygaag ee Degmadda Banderbeyla iyo Degsiimadda Uur-jire ee Degmadda Rako-raaxo oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Karkaar. Wefdiga Ku-simaha Guddoomiyaha ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Golaha …

Ku-simaha Guddoomiyaha oo gaaray Degmooyin ka tirsan G/ Karkaar ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha oo iska diiwaan-geliyey Banderbayla ( SAWIRO)

Banderbeyla, January 10, 2023: Ku-simaha  Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan oo uu wehliyo Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi ayaa maanta iska diiwaan-geliyay xaafadda IL-raxmo ee degmada Bander-beyla si ay uga codeeyeen Doorashada goleyaasha deegaanka ee soo socota. Ku-simaha  Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda …

Ku-simaha Guddoomiyaha oo iska diiwaan-geliyey Banderbayla ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha oo gaaray Bander-beyla ( SAWIRO)⁸

Banderbeyla, January 08, 2023: Ku-simaha  Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa kormeer shaqo ku tagay Degmadda Banderbeyla ee Gobolka Karkaar. Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada ayaa kormeerka ku tagay xarumaha Diiwaan-gelinta Codbixiyaha ee Gobollada Karkaar, Bari iyo Gardafuu. Kormeerka Guddoomiyaha ayaa waxaa …

Ku-simaha Guddoomiyaha oo gaaray Bander-beyla ( SAWIRO)⁸ Read More »