October 2023

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada.

Garoowe, October 30, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha ayaa ahaa dhageysiga Warbixinada Guddiyada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland …

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada. Read More »

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe, October 29, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha ayaa ahaa dhageysiga Warbixinada Guddiyada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, …

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe, October 28, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga ayaa ahaa qeybinta Ajandaha rasmiga ah, dhageysiga Warbixinada …

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, October 26, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 53-aad kaas oo looga hadlay soo gudbinta Ajandaha Qabyada ah ee Kalfadhiga 53-aad, sidoo …

Fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Furitaanka Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe, October 25, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada DPL kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland. Furitaanka Kal-fadhiga 53-aad waxaa ka …

Furitaanka Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta Golaha wakillada dowlada puntland.

Garoowe: October 24, 2023: Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada & tacliinta sare ee DPL. Xildhibaannada iyo Wasaaradda ayaa karinsaday xal ka gaarista shaqaaqadii iskuulka Gambool, si dib loogu furo iskuulka, islamarkaana tacliintii iyo ardaydii fasalada dhiganaysayba ay dib u bilaabanto. Guddiga oo maalmihii dambe ku howlanaa …

Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta Golaha wakillada dowlada puntland. Read More »

Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta Golaha wakillada dowlada puntland

Garoowe: October 24, 2023: Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta ayaa maanta aqalka Wakiillada kulan kula qaatay qaar kamid ah waalidiinta iskuulka Gambool, iyagoo ka dhageystay aragtidooda ku aadan shaqaaqadii ka dhacday iskuulka 15-october-2023 iyo sida ugu haboon ee xal looga gaari karo. Sidoo kale Xildhibaannada, ayaa warbixinta kadib, su’aalo ka weydiiyey waalidiintu arrimaha ay …

Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta Golaha wakillada dowlada puntland Read More »

GUDDIGA ARRIMAHA BULSHADA OO MAANTA LA KULMAY QAAR KAMID AH MACALIINTA DUGSIGA SARE EE GAMBOOL.

Garoowe: October 23, 2023: Guddiga Arrimaha Bulshada, dhaqanka & warfaafinta ayaa maanta aqalka Wakiillada kulan kula qaatay qaar kamid ah macaliinta iskuulka Gambool, iyagoo ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqaaqadii ka dhacday iskuulka 15-october-2023 iyo sida ugu haboon ee xal looga gaari karo. Sidoo kale Xildhibaannada, ayaa warbixinta kadib, su’aalo ka weydiiyey macalimiinta arrimaha ay …

GUDDIGA ARRIMAHA BULSHADA OO MAANTA LA KULMAY QAAR KAMID AH MACALIINTA DUGSIGA SARE EE GAMBOOL. Read More »

Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda Dowlada puntland

Garoowe: October 22, 2023: Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Xildhibaannada, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud, iyadoo mudaneyaashu mas’uuliyiintan ka dhegeysteen warbixin ku saabsan shaqooyinka socda ee ay ay wado Wasaaraddu, waxyaabaha u qaab-soomay iyo caqabadaha jira. Sidoo kale, Guddiga ayaa su’aalo …

Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda Dowlada puntland Read More »

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland

Garoowe, October 21, 2023: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Bankiga dhexe DPL iyo xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Nugaal. Guddiga oo ugu horeyn booqday Bankiga dhexe ee Dawladda ayaa halkaasi kulan kula yeeshay madaxda sare ee Bankiga, kuwaas oo warbixin kasiiyey shaqooyinka Bankigu uu hayo, waxqabadkooda …

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada Dowlada Puntland Read More »