March 2024

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ayaa maanta Madaxtooyadda Dowladda Puntland kaga qaybgalay Shir looga wadahadlayo marxladda uu dalku uu marayo oo maanta furmay.

Garoowe, March 24, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha wakiiladda Dowladda Puntland, ayaa maanta Madaxtooyadda Dowladda Puntland kaga qaybgalay Shir looga wadahadlayo marxladda uu dalku uu marayo oo maanta furmay. Waxa shirka qeyb …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ayaa maanta Madaxtooyadda Dowladda Puntland kaga qaybgalay Shir looga wadahadlayo marxladda uu dalku uu marayo oo maanta furmay. Read More »

Fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: March 17, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid Faarax oo uu weheliyo ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baari shire ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa xubnaha Guddiga joogtada ah lala wadaagay waajibaadka Guddiga Joogtada ah, si waafaqsan xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, waxqabadka Golaha, …

Fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland yaa ka qayb galay kulan afur ah oo Madaxweynaha DPL u sameeyey Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe, March 13, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa caawa ka qayb galay kulan afur ah oo Madaxweynaha DPL Siciid Cabdulaahi Deni u sameeyey Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL. Kulanka oo ka qabsoomay madaxtooyada Garoowe ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiilada Mudane, Maxamed Baari Shire, …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland yaa ka qayb galay kulan afur ah oo Madaxweynaha DPL u sameeyey Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL. Read More »

Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, March 11, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa goob-joog ahaa 54 Xildhibaan, Ajandaha ayaa …

Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland,ayaa maanta soo xiray kulamo Aqoon-is-waydaarsi ah oo maalmahan ka soconayey Xarunta Golaha Wakiillada.

Garoowe, March 09, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta soo xiray kulamo Aqoon-is-waydaarsi ah oo maalmahan ka soconayey Xarunta Golaha Wakiillada, kuwaas oo loo qabanayey Guddiyada Baarlamaanka 6-aad. Guddiyada maanta aqoon kororsiga ka faa’ideystay waxaa kamid ah Guddiga Maaliyadda, Guddiga Qosheynta, Guddiga Howlaha guud & Guddiga Anshaha ee …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland,ayaa maanta soo xiray kulamo Aqoon-is-waydaarsi ah oo maalmahan ka soconayey Xarunta Golaha Wakiillada. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta ka qayb galay kulamada Aqoon-is-waydaarsi ah ee ka soconaya Xarunta Golaha Wakiillada.

Garoowe, March 07, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta ka qayb galay kulamada Aqoon-is-waydaarsi ah ee ka soconaya Xarunta Golaha Wakiillada, kuwaas oo loo qabanayo Guddiyada Baarlamaanka 6-aad. Guddiyada maanta aqoon kororsiga ka faa’ideystay waxaa kamid ah Guddiga Arrimaha bulshada, Guddiga Deegaanka, Guddiga Arrimaha Gudaha & Guddiga Anshaha …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta ka qayb galay kulamada Aqoon-is-waydaarsi ah ee ka soconaya Xarunta Golaha Wakiillada. Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada ayaa maanta daah-furay Aqoon-s-waydaarsi ku saabsan Doorka & Waajibaadka qaar ka mid ah Guddiyada Golaha wakillada.

Garoowe, March 06, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta daah-furay Aqoon-s-waydaarsi ku saabsan Doorka & Waajibaadka qaar ka mid ah Guddiyada Golaha Wakiillada ee Barlamaanka 6-aad ee Puntland. Aqoon-is-waydaarsigan oo ay maanta ka qeyb galeen xubnaha Guddiyada Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurk, Amniga iyo Nabadgelyada, …

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada ayaa maanta daah-furay Aqoon-s-waydaarsi ku saabsan Doorka & Waajibaadka qaar ka mid ah Guddiyada Golaha wakillada. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ayaa Golaha Wakiillada ku qaabilay Madaxweynaha Hay’adda Interpeace Iyo wafti uu hoggaaminayo.

Garoowe, Maarso, 05, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa Xarunta Golaha Wakiillada ku qaabilay Madaxweynaha Hay’adda Interpeace Mudane Itonde Abraham Kakoma iyo wafdi uu hoggaaminayo. Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid iyo Mudane Itonde Abraham Kakoma ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Puntland iyo sidii wada shaqeyn dhow ay u yeelan …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ayaa Golaha Wakiillada ku qaabilay Madaxweynaha Hay’adda Interpeace Iyo wafti uu hoggaaminayo. Read More »

GOLAHA WAKIILLADA DPL OO KULAN SHARAF KU MAAMUUSAY SHIIKH MAXAMED IDIRIS.

Garoowe March 04, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta ka qayb galay Hadhimo sharafeed uu Golaha Wakiilladu ku maamuusey Shiikh Maxamed Idiris. Kulanka waxaa ka qayb galay qaar kamid ah culimaa’udiinka Puntland, waxaana Siikh Maxamed Idiris uu Mudaneyaasha u soo …

GOLAHA WAKIILLADA DPL OO KULAN SHARAF KU MAAMUUSAY SHIIKH MAXAMED IDIRIS. Read More »

Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe, March 04, 2024: Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd is-barasho iyo diyaarinta qorshayaasha hortebinta leh ee Guddiga. Falanqeyn dheer ka dib, waxay guddigu isla qaateen qorshayaaha hortebinta leh ee Guddigu ku hawlgalayo muddada dhow. Guddoomiyaha Guddiga Xild. Yaasiin Jaamac Cumar …

Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada DPL. Read More »