May 2024

Fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Garoowe, May 14, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah. Fadhiga maanta waxaa Guddiga Joogtada ah hor yimi Guddoomiyaha …

Fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah. Read More »

Fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Garowe, May 13, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah. Fadhiga maanta waxaa Guddiga Joogtada ah hor yimi Wasiirada Wasaaradaha …

Fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Garoowe, May 06, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Guddiga Joogtada ah. Fadhiga maanta waxaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, iyadoo Guddoomiyaha …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Guddiga Joogtada ah. Read More »

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA XOG WAREYSTAY MAXAABIISTA U XIRAN DAMBIYADDA CULUS.

Garoowe, May 4, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada oo maanta booqasho shaqo ku tegey Xabsiga dhexe ee Garoowe ayaa la kulmay maxaabiista u xiran dambiyada culus, iyagoo ka xog wareystay xaaladooda nololeed iyo tabashooyinka ay qabaan. Kormeerka Guddiyadda ay mudooyinkii dambe ay ku sameynayeen xaalada Caddaalada iyo dhowrista xuquuqda aadanah ayaa wax badan ka …

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA XOG WAREYSTAY MAXAABIISTA U XIRAN DAMBIYADDA CULUS. Read More »

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay koox horey ugu ciyaari jirtey magaca SBC.

Garoowe, May 01, 2024: Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay koox horey ugu ciyaari jirtey magaca SBC. Munaasibad Kooxda kula wareegyeen Golaha Wakiillada oo ka dhacday xarunta Golaha ayaa waxaa ka qeyb-galay, Xil. Cabdicasiis Axmed Saalax Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada, Xil. Maxamed Siciid Cali Guddoomiyaha Anshaxa iyo Arrimaha Golaha, …

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay koox horey ugu ciyaari jirtey magaca SBC. Read More »