Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Golaha ku soo dhaweeyay Suxufiyiin( Sawiro)

Garoowe, June 15, 2021: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada DPL Mudane, Abdiwali Gooni oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa Aqalka Wakiillada ku soo dhaweeyay Wariyeyaasha reer Puntland ee maanta loo soo xiray Habka Tebinta Wararka Baarlamaanka. Tababarkaan oo ay qabtay Ururka Warbaahinta Puntland MAP, ayaa markii uu …

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Golaha ku soo dhaweeyay Suxufiyiin( Sawiro) Read More »