October 2022

Fadhiga 6-aad, Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada ( Muuqaalo)

Garoowe: 31,October,2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 6-aad, Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyey warbixinada Guddiyada Golaha,  Waxaana la dhageystay 3 Guddi oo …

Fadhiga 6-aad, Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada ( Muuqaalo) Read More »

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( Warbixinta Guddiyadda) ( SAWIRO/MUUQAAL)

Garoowe: 30,October,2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 5-aad, Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa warbixino looga dhageystay 4 Guddi oo kala ah. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & …

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( Warbixinta Guddiyadda) ( SAWIRO/MUUQAAL) Read More »

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( Warbixinta Guddiyadda) ( SAWIRO/MUUQAAL)

Garoowe: 29,October,2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajanadaha kulanka oo ahaa dhageysiga warbixinnada Guddiyada, ayaa waxaa warbixinno ka jeediyey Golaha Guddiyada …

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada ( Warbixinta Guddiyadda) ( SAWIRO/MUUQAAL) Read More »

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( SAWIRO/MUUQAAL)

Garoowe: 27,October,2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Kulanka maanta waxaa Xildhibaannada loogu qaybiyey Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 51-aad, si waafaqsan …

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( SAWIRO/MUUQAAL) Read More »

Fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada ( SAWIRO)

Garoowe: 26,October 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 46 Mudane ayaa lagu ansixiyey Ajandaha Rasmiga ah …

Fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada ( SAWIRO) Read More »

Guddoonka oo qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Duqa Degmada Garoowe ( SAWIRO)

Garoowe: 25,October 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabcasiis Cabdulaahi Cismaan ayaa maanta aqalka Wakiillada ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Duqa Degmada Garoowe. Kulanka oo ay ka qayb-galeen xubno kamid ah Mudaneyaasha Baarlamanka ee laga soo doorto Gobolka Nugaal ayaa looga hadlay Xaalada guud ee Gobol …

Guddoonka oo qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Duqa Degmada Garoowe ( SAWIRO) Read More »

Furitaanka Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada ( SAWIRO)

Garoowe, 25,October, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada DPL kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha DPL Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka DPL. Furitaanka Kal-fadhiga 51-aad waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka DPL …

Furitaanka Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Arrimaha Deegaanka Golaha Wakiillada ayaa warbixin ka dhageystay Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga ( SAWIRO)

Garoowe: 24,October,2022: Guddiga Arrimaha Deegaanka & Khayraadka Dabiiciga ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa warbixin ka dhageystay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dawladda Puntland. Guddiga oo Kulan shaqo Xarunta Golaha Wakiillada kula yeeshay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dawladda Puntland loo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda ayaa ka xog wareystay waxqabadkii Wasaaradda …

Guddiga Arrimaha Deegaanka Golaha Wakiillada ayaa warbixin ka dhageystay Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga ( SAWIRO) Read More »

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Haweenka ( SAWIRO)

Garoowe: 24,October,2022: Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Arrimaha Qoyska iyo horumarinta Haweenka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dawladda Puntland iyo xubno kale Wasaaradda ka tirsan. Wasiirka, ayaa ka warbixisay shaqooyinka Wasaaradda, qorsheyaasha waxqabad iyo weliba caqabadaha jira, iyadoo sidoo kalena, Guddigu ay su’aalo ka weydiiyeen arrimaha shaqo …

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ayaa kulan la qaatay Wasaaradda Haweenka ( SAWIRO) Read More »