Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Tababar u xiray 30 Suxufi

Garoowe, May 07, 2022: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa tababar u furay 30 Suxufi oo ka kala socda Warbaahinta Puntland. Tababarka ayaa lagu baranayey xuquuqda helista warbixinada iyo doorka saxaafadda ee ilaalinta dadka nugul loogu qabtay Garowe. Weriyeyaasha waxaa lagu tababaray xuquuqda hadalka, xuquuqda bini’aadamka, sida loo kala hufo wararka been …

Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni ayaa Tababar u xiray 30 Suxufi Read More »