Xeerarka

Halkaan ka akhriso dhammaan xeerarkii ay ansixiyeen Golaha Wakiillada Dawladda Puntland intii u dhexeysay sannadkii 1998 illaa 2023, kuwaa lagu soo saaray Faafinta Rasmiga ah; Faah-faahin dheeraad kala xiriir info@puntlandparliament.com Xeerarkii la ansixiyey sannadkii 2023 Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo Dhismaha Dawladaha hoose ee Puntland Wax-ka-bedelka Xeerka Doorashooyinka goleyaasha deegaanka Dawladda Puntland Ansixinta Wax-ka-bedelka …

Xeerarka Read More »