August 2022

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna G/ K/ Xigeenka 2aad oo ka qeyb-galay soo dhaweynta Madaxweynaha JFS ( SAWIRO)

Garoowe, Agoosto 25, 2022: Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, Madaxweynaha DPL Mudane, Siciid Cabdullahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cusmaan Karaash, qaar ka mid ah Goleyaasha Dawladda ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Mudane, Xassan Sheikh Maxamuud oo maanta …

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna G/ K/ Xigeenka 2aad oo ka qeyb-galay soo dhaweynta Madaxweynaha JFS ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad oo la kulmay Wefdi ka socda UNSOM ( SAWIRO)

Garoowe, Agoosto 24, 2022: Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayo Madaxa Siyaasadda u qaabilsan Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) Xafiiska Puntland, Galetshajwe Rebagamang. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada Abaaraha, dhammeystirka dar-dar gelinta hannaanka doorashooyinka Qof iyo Cod …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad oo la kulmay Wefdi ka socda UNSOM ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ayaa soo Xiray Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ( SAWIRO)

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa si rasmi ah u soo xiray Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ee heer Qaran iyo Heer Caalami oo ay ka mid yihiin heshiisyadda iyo axdiyadda, kaas oo ay soo qaban-qaabiyey Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland. Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ayaa soo Xiray Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ayaa furay Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ( SAWIRO)

Garoowe, Agoosto 21, 2022: Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa furay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ee heer Qaran iyo Heer Caalami oo ay ka mid yihiin Heshiisyadda iyo Axdiyadda, kaas oo ay soo qaban-qaabiyey Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland. Ku-Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ayaa furay Aqoon-kororsi ku saabsan Mabaa’dida Xuquuqda Aadanaha ( SAWIRO) Read More »

Wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo ee Xil. Sharmarke Cali

Xildhibaan Sharmarke Cali Cilmi oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ka qeyb-galay munaasibadda wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo, Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar. Waxaa Xildhibaanka kala qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Xukumadda, maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Qardho, maamulka degaanka Qalwo, iyo qaar ka mid ah odayaasha degaanka. Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka …

Wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo ee Xil. Sharmarke Cali Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa kormeer ku tegay Taliska Booliska Puntland ( SAWIRO)

Garoowe, Agoosto 17, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe. Guddoomiyaha ayaa kormeeray dhammaan qeybaha kala duman ee xafiisyada Hoggaamada Ciidanka Booliska sida Taliska Hoggaanka Ciidanka, Isgaarsiinta, Dambi-baarista, Xiriirka Dadweynaha, Taliska Qeybta, Gaadiidka Booliska, Ciidanka SPU, Taliska BOL-Birmad iyo …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa kormeer ku tegay Taliska Booliska Puntland ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiyada gaarka..

Garoowe, Agoosto 14, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiyada gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo Ururinta iyo tallo-bixinta natiijada La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga 50-aad Guddoomiyaha …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiyada gaarka.. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Ururinta natiijada..

Garoowe, Agoosto 03, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Ururinta natiijada La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kalfadhiga 50-aad. Guddoomiyaha ayaa warbixin uga dhageystay Guddiga, taas oo ku saabsan shaqada Guddiga kadib magacaabistii 25 Luulyo, 2022 taas oo Guddoomiyaha ku magacaabay Xeer Lr. 53 …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Ururinta natiijada.. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabada 1-da Agoosto ( SAWIRO)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabada 1-da Agoosto oo ku beegnayd sannad-guuradii 24-aad ee ka soo wareegtay xilligii la aas-aasay Dawladda Puntland. Xafladda oo ka qabsoontay Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe waxaa sidoo kale ka qayb galay Madaxweynaha DPL Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabada 1-da Agoosto ( SAWIRO) Read More »