Agaasimaha Warfaafinta Abdiwali Gooni oo ka hadlay Warar been-abuur laga faafiyey Puntland ( Muuqaal)

Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdiwali Gooni ayaa faah-faahin ka bixiyey qoraal maanta lagu daabacay Pageka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland MUUQAALKA KA DAAWO