February 2023

Guddiga Joogta ee Golaha Wakiillada DPL ayaa soo saaray go’aano

GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILLADA DPL OO MAANTA SOO SAARAY GO’AANO CUSUB. Garoowe: February 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Guddoomiyey shirka 2-aad ee Guddiga joogtada ah, kaas oo maanta ka qabsoomay aqalka Golaha Wakiillada. Fadhiga maanta, ayey Mudanayaashu uga doodeen arrimo ay kamid yihiin xaaladda magaalada Laascaanood & …

Guddiga Joogta ee Golaha Wakiillada DPL ayaa soo saaray go’aano Read More »

Guddoomiyaha Kormeeray Goobaha Diiwaan-gelinta ( SAWIRO

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa u kuur galay xaaladda nololeed iyo habsami u socodka diiwaangelinta doorashada Golaha Deegaanka ee magaaloyinka Hadaaftimo, Carmaale, Dawaco, Damala-xagarre, Sibaaye iyo Ceelbuh ee Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha ayaa magaalo kasta oo uu gaaro wuxuu goobaha diiwaangelintu ka socoto uu warbixin kaga dhageysnayey saraakiisha ku sugan, iyagoo dhammaantood …

Guddoomiyaha Kormeeray Goobaha Diiwaan-gelinta ( SAWIRO Read More »

Guddoomiyaha oo kormeer ku tagay Taliska Ciidamada ee Gobolka Sanaag ( SAWIRO)

Sanaag: February,12 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta kormeer ugu tagay ciidamada difaaca Dawladda Puntland ee ku sugan jiidaha Gobolka Sanaag, kuwaas oo kala ah Hadaaftimo, Kalgu-bataale, Carmaale, Dawaco, Damala-xagarre, Sibaaye iyo Ceelbuuh oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha oo socdaalkiisa uu la xiriiray dhiiri gelinta ciidanka difaaca iyo …

Guddoomiyaha oo kormeer ku tagay Taliska Ciidamada ee Gobolka Sanaag ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo lagu soo dhaweeyay Garoowe ( SAWIRO)

Garoowe, February 04, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirashid Yusuf Jibril ayaa maanta loogu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe. Guddoomiyaha oo mudooyinkii dambe safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa Garoonka Diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir waxaa ku soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo lagu soo dhaweeyay Garoowe ( SAWIRO) Read More »