July 2023

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & xisaabdka aya kulan wada tashi ah aqalka Golaha kula yeeshay madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland.

Garoowe: July 30, 2023: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada oo akhriska labaad ku sameynaya hindise-xeereedka maamulka maaliyadda, kana duulaya qodobka 58-aad farqadiisa 5-aad ee xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada waxay maanta kulan wada tashi ah aqalka Golaha kula yeesheen madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Guddiga iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda ayaa falanqeeyey ujeeddada hindise xeereedka cusub …

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & xisaabdka aya kulan wada tashi ah aqalka Golaha kula yeeshay madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 17-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: July 26, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 17-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa qeybinta Hindise Xeereedka Maamulka Maaliyadda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Ugu …

Fadhiga 17-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: July 25, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Dastuurka …

Fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe: July 24, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka …

Fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha wakiillada ayaa kullan La Yeeshay Madaxda Bankiga Dowlada Puntland

Garoowe: July 22, 2023: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee Golaha Wakiillada oo akhriska labaad ku sameynaya wax-kabadelka xeerka aas-aasiga ah ee Bangiga Dawladda Puntland, kana duulaya qodobka 58-aad farqadiisa 5-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada waxay maanta kulan wada tashi ah Xarunta Golaha kula yeesheen madaxda bankiga Dawladda Puntland. Guddiga iyo madaxda Bankiga ayaa falanqeeyey …

Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha wakiillada ayaa kullan La Yeeshay Madaxda Bankiga Dowlada Puntland Read More »

Fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: July 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka …

Fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: July 19, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka Ilaalinta iyo Maareynta Deegaanka oo ay xukuumaddu soo gudbisey. …

Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: July 17, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka Ilaalinta iyo Maareynta Deegaanka oo ay xukuumaddu soo gudbisey. …

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddiga Deegaanka iyo kheyraadka Dabiiciga ah ee Golaha wakiillada oo Kulan Laqatay Wasarada khayradka iyo is Bedelka Cimilada Puntland.

Garoowe: July 12, 2023: Guddiga Deegaanka iyo kheyraadka Dabiiciga ah Golaha Wakiillada oo akhriska labaad ku sameynaya Wax-kabadelka Xeerka Ilaalinta iyo Maareynta Deegaanka Puntland, kana duulaya qodobka 58-aad farqadiisa 5-aad ee Xeer-¬hoosaadka Golaha Wakiillada waxay maanta kulan wada tashi ah Xarunta Golaha kula yeesheen Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Puntland oo Xeerka soo gudbisay. Guddiga …

Guddiga Deegaanka iyo kheyraadka Dabiiciga ah ee Golaha wakiillada oo Kulan Laqatay Wasarada khayradka iyo is Bedelka Cimilada Puntland. Read More »

Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Xidig Warsame ayaa Hawl-wadeenada Golaha Wakiillada DPL u furay Aqoon-is-weydaarsi.

Garoowe, July 11, 2023: Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Xidig Warsame ayaa Hawl-wadeenada Golaha Wakiillada DPL u furay Aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Maxdar-Qoraalka, Habka Diiwaangelinta, laalinta sirta Shaqada Baarlamaanka iyo Habka Qorsheynta Kulanka Guud ee Golaha, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Max Planck Foundation for International Peace & the Rule of Low. Xoghayaha …

Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Xidig Warsame ayaa Hawl-wadeenada Golaha Wakiillada DPL u furay Aqoon-is-weydaarsi. Read More »