January 2024

Guddoonka Golaha Wakillada ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi ah oo loo qabtay Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland.

Garoowe, January 31, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi ah oo loo qabtay Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland. Aqoon iswaydarsiga waxaa lagu baran doonaa Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, …

Guddoonka Golaha Wakillada ayaa furay kulan aqoon Is-waydaarsi ah oo loo qabtay Xubnaha Golaha Wakiillada ee Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, January 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG …

Fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, January 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajandaha fadhiga ayaa ahaa akhrinta codsi kordhin dhismaha Golaha …

Fadhiga 9-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, January 27, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Maxamud Ciise oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Xildhibaannada laga soo doorto Gobolka Mudug ayaa maanta qado sharaf u sameeyay madax iyo masuuliyiin ka soo jeeda Gobolka Mudug labadiisa dhinac ee Puntland iyo Galmudug kuwaa oo ka qeyb-galay Xafladii caleema-saarka madaxda …

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddoonka Barlamaanka Puntland Ayaa Qado Sharaf usameeyey Xildhibaannada labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Garoowe, January 27, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Saciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Maxamed Maxamud Ciise ayaa maanta qado sharaf u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaannada labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ee ka qeyb-galay Xafladii caleema-saarka Madaxda Puntland. …

Guddoonka Barlamaanka Puntland Ayaa Qado Sharaf usameeyey Xildhibaannada labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya. Read More »

Munaasabadda Mahadcelinta masuuliyiinta qaybta ka ahayd Madaxda Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Hon Mohamed Baarri Shire ayaa Xalay ka qayb-galay munaasibad lagu soo dhaweynaayo masuuliyiinta Soomaaliyeed ee kasoo qayb-gashay Caleemasaarka Madaxda Puntland shanta sano ee soo socota 2024–2029. Munaasabadda Mahadcelinta masuuliyiinta qaybta ka ahayd Madaxda Puntland waxaa kasoo qayb-galay Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha …

Munaasabadda Mahadcelinta masuuliyiinta qaybta ka ahayd Madaxda Puntland. Read More »

Guddoonka Golaha Wakillada Punland ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Jubbaland.

Garoowe, January 23, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane. Abdirisak Ahmed Said oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse, ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Jubbaland Mudane, Aadan Khaliif Xaaji Yuusuf, kaas oo ka mid ah madaxda ka qeyb-galaysa Xaflada caleema-saarka. Sidoo kalena, Guddoonka ayaa booqasho …

Guddoonka Golaha Wakillada Punland ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Jubbaland. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, January 23, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said ayaa booqasho & salaan ugu tagey Madaxweynaha Dawladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xusseen oo ka mida madax ka qeyb-galaysa Xaflada Caleema-saarka. DHAMMAAD

Guddiga Golaha Wakiillada DPL ee xal u helida shaqaaqadii Deegaanka Sheerbi , ayaa kormeeray magaalada.

Sheerbi: Guddiga Golaha Wakiillada DPL ee xal u helida shaqaaqadii Deegaanka Sheerbi oo gaaray halkaasi, ayaa kormeeray magaalada, iyagoo warbixin ka dhageystay Ciidamadda Amaanka ee gacanta ku haya magaaladda. Shacabkii deganaa Magaalada ayaa ka barakacay colaada dhacday awgeed, waxaana magaalada ku haray Maxamuud Cabdirisaaq oo ah wiil naafo ka ah araga, islamarkaana waayay meel uu …

Guddiga Golaha Wakiillada DPL ee xal u helida shaqaaqadii Deegaanka Sheerbi , ayaa kormeeray magaalada. Read More »

Guddoonka Golaha wakiillada ayaa shir laqaatay hawl-wadeenada Golaha wakiillada.

Garoowe, January 22, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir la qaatay Hawl-wadeenada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Kulanka Guddoonka ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo dar-dargelin lahaa shaqada iyo Illaalinta wakhtiga shaqada. DHAMMAAD