April 2024

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA KORMEERAY MAXKAMADDA CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO XARUNTA DAMBI BAARISTA PUNTLAND.

Garoowe, April 30, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada oo ugu horeyn kormeeray xarunta maxkamadda ciidamada qalabka sida & dambiyada culus ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Maxkamadda, isagoo Guddiyada la wadaagay sida shaqadu u socoto, caqbadaha jira iyo waxyaabaha u qabsoomay. Sidoo kale Xildhibaannada ayaa su’aalo ka weydiiyey arrimaha uu ka hadlay Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada …

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA KORMEERAY MAXKAMADDA CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO XARUNTA DAMBI BAARISTA PUNTLAND. Read More »

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA KORMEERAY MAXKAMADDA SARE.

Garoowe, April 29, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha Garsoorka Dawladda Puntland, iyagoo u kuurgalay habka shaqadu u socoto, caqabadaha jira iyo cabashooyinka dadweynaha ee arrimaha Cadaaladda. Guddiyadda ayaa ugu horeyn kulan la qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda sare, ku-xigeenkiisa iyo xubno kamid ah Maamulka Garsoorka, iyagoo ka dhageystay warbixin …

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA KORMEERAY MAXKAMADDA SARE. Read More »

Guddoomiyaha Golaha wakiillada ayaa ka qeyb-galay Daah-furka todobaadka dhireynta Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo uu wehliyo Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane, Ilays Cusmaan Lugatoor ayaa beeray Geeddkii 1aad ee todobaadka dhireynta, Garoowe, April 28, 2024 : Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa ka qeyb-galay Daah-furka todobaadka dhireynta Puntland kaas oo ay qabtay Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada …

Guddoomiyaha Golaha wakiillada ayaa ka qeyb-galay Daah-furka todobaadka dhireynta Puntland. Read More »

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽπ‹π€π‡π€ π–π€πŠπˆπˆπ‹π‹π€πƒπ€ 𝐎𝐎 πŒπ€π€ππ“π€ 𝐋𝐀𝐆𝐔 π’πŽπŽ πƒπ‡π€π–π„π„π˜π„π˜ π‚π€π€π’πˆπŒπ€πƒπƒπ€ π†π€π‘πŽπŽπ–π„.

Garoowe, April 27, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa maanta loogu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe. Guddoomiyaha oo mudooyinkii dambe safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa Garoonka Diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir waxaa ku soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Hon Mohamed Baarri Shire, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad …

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽπ‹π€π‡π€ π–π€πŠπˆπˆπ‹π‹π€πƒπ€ 𝐎𝐎 πŒπ€π€ππ“π€ 𝐋𝐀𝐆𝐔 π’πŽπŽ πƒπ‡π€π–π„π„π˜π„π˜ π‚π€π€π’πˆπŒπ€πƒπƒπ€ π†π€π‘πŽπŽπ–π„. Read More »

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA U KUURGALAY XAALADDA SALDHIGYADA GAROOWE.

Garoowe, April 25, 2024: Guddiyada ka socda Golaha Wakiillada ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey Saldhigyada kuyaala Magaalada Garoowe, iyagoo u kuurgalay xaalada maxaabista, habka shaqadu u socoto iyo caqabadaha jira. Guddiyadda ayaa saldhig walba oo ay tagaan waxay marka hore warbixin ka dhageysanayeen Taliyaha Saldhiga, intaa kadib-na waxay la kulmayeen maxaabiista xiran, iyagoo ka …

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA U KUURGALAY XAALADDA SALDHIGYADA GAROOWE. Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kaga qeyb-galay xuska Maalinta Duumada Adduunka.

Garoowe: April 25, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa xarunta Wasaaradda Caafimaadka kaga qeyb-galay xuska Maalinta Duumada Adduunka oo sannad walba la xuso 25-ka Abriil. Wacyi-gelinta waxaa furay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel, waxaana kasoo qaybgalay Guddoomiyaha Guddiga …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kaga qeyb-galay xuska Maalinta Duumada Adduunka. Read More »

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA U KUURGALAY XAALADDA XABSIGA DHEXE EE GAROOWE.

Garoowe, April 24, 2024: Guddiyada ayaa ugu horeyn waxay warbixin balaaran oo dhinacyo kala duwan taabanaysa ka dhageysteen Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo saraakiisha kale, iyagoo ka xog wareystay xaalada maxaabiista & caqabadaha haysta. Guddoomiyaha Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Xild. Maxamuud Dhaluul Xirsi, Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Xild. Mowliid Abokor Caafi, Guddoomiyaha Guddiga Amniga Golaha Wakiillada Xild. …

GUDDIYO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA OO MAANTA U KUURGALAY XAALADDA XABSIGA DHEXE EE GAROOWE. Read More »

Fadhiga 3-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: April 22, 2024: Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta waxaa Madax guddiyeedyada Golaha Wakiillada looga …

Fadhiga 3-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »