December 2023

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada aya maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland.

Garoowe, Diseembar 19, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland. Ugu horeyn, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada isagoo ka duulaya Heshiiskii Jiheynta Doorashada ee ay gaareen Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada wuxuu Guddiga ku soo dhaweeyey Xarunta Golaha …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada aya maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland. Read More »

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiilladda DPL.

Garoowe, December 12, 2023: Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiilladda DPL ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. Guddiga oo akhriskii 2-aad ku sameynayey miisaaniyadda 2024 ee Golaha hortaala ayaa su’aalo ka waydiiyey Wasiirka, xubnaha kale ee Wasaaradda si ay u helaan xog-dheeri ah oo la xiriirta miisaaniyadda Dawladda ee 2024. Miisaaniyada 2024-ka …

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiilladda DPL. Read More »

Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, December 11, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ugu horeyn Guddoonka ayaa Xildhibaannada la wadaagay in ajandaha shirka …

Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Jawaab celinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Jawaab celinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee go’aankii ay soo saareen xubno kamid ah Maxkamadda Dastuuriga ah ee DPL, kaas oo kasoo horjeeda qodobada 25-aad, 89-aad iyo 94-aad ee Dastuurka DPL iyo xeerka Maxkamadda Dastuuriga ah qodobadiisa 10-aad iyo 12-aad.

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Diseembar 07, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ugu horeyn, waxaa Goluhu isla qaatay in fadhigu sii socdo …

Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »