June 2023

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 52-aad (Wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka & Liiltirka shaqaalaha rayidka Dawladda Puntland.)

Garoowe: June 24, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-bedelka Xeerka …

Fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 52-aad (Wax-ka-bedelka Xeerka Hawlgabka & Liiltirka shaqaalaha rayidka Dawladda Puntland.) Read More »

fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 52-aad (dhegeysiga warbixinta ugu danbeysay ee Guddiyada Golaha Wakiilada Dowlada puntland)

Garoowe: June 22, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhegeysiga warbixinta ugu danbeysay ee …

fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 52-aad (dhegeysiga warbixinta ugu danbeysay ee Guddiyada Golaha Wakiilada Dowlada puntland) Read More »

Fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: June 21, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhageysiga warbixinta Guddiyada, waxaana …

Fadhiga 6-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: June 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa Soo jeedinta wax- ka-bedelka …

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe: June 19 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhageysiga warbixinta Guddiyada, waxaana …

Fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe: June 18, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Fadhiga maanta waxaa Xildhibaannada loogu qaybiyey Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 52-aad, …

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe: June 18, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Fadhiga maanta waxaa Xildhibaannada loogu qaybiyey Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 52-aad, …

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Read More »

Fadhiga 2-aad ee kalfadhiga 52-aad ayaa (cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay ajandaha rasmiga ah ee kalfadhiga 52-aad)

Garoowe, June 17, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad Mudane, Ismail Mohamed Warsame, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 2aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada, oo ay soo xaadireen 52 Mudane. Fadhiga maanta ayey xildhibaannadu mid …

Fadhiga 2-aad ee kalfadhiga 52-aad ayaa (cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay ajandaha rasmiga ah ee kalfadhiga 52-aad) Read More »

HADAL-JEEDINTA GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA EE KALFADHIGA 52-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND.

15 Jun, 2023 Garoowe, Puntland, Soomaaliya Madaxweynaha Dawladda Puntland Md. Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne ku-xigeenka DPL Md. Axmed Cilmi Cismaan, Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Md. C/casiis C/laahi Cismaan, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Md. Ismaaciil Maxmed Warsame, Xubnaha Golaha Wakiillada DPL, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare DPL, Golaha Wasiirada, Golaha Garsoorka, Xubnaha Aqalka Sare BFS, Guddoomiyaha …

HADAL-JEEDINTA GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA EE KALFADHIGA 52-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND. Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL.

Garoowe, Jun 15, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland. Furitaanka Kal-fadhiga 52-aad waxaa ka …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Read More »