September 2022

MP Abdullahi Yusuf Qaylo

Hon. MP Abdullahi Yusuf Qaylo is a member of the Puntland Parliament and he is the head of the Security Committee at the Parliament. Prior to this position, he had worked with several private institutions. He worked with Golis Telecommunication Company as an IT officer, developing websites and designing graphics. He later joined the Public …

MP Abdullahi Yusuf Qaylo Read More »

Xiritaanka Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL ( Muuqaal/Sawiro)

Garoowe, Sep 26, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 31-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta oo ay goob-joog ahaayeen 56 Mudane, waxaa Golaha laga hor akhriyey …

Xiritaanka Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL ( Muuqaal/Sawiro) Read More »

Xildhibaano ka qeyb-galay Dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha & qorshaha naqshadda cusub ee Deg. Rako-Raaxo ( SAWIRO)

Rako-Raaxo, 25 September 2022: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada DPL ayaa ka qeyb-galay munaasibadda dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha degmada iyo qorshaha naqshadda cusub ee Degmadda Rako-Raaxo ee Gobolka Karkaar. Waxaa Xildhibaanada kala qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha DPL, Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta DPL, Maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Raxo-raaxo iyo waxgaradka Magaalada. Dhagax-dhiga …

Xildhibaano ka qeyb-galay Dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha & qorshaha naqshadda cusub ee Deg. Rako-Raaxo ( SAWIRO) Read More »

Xildhibaano ka qeyb-galay dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha Deg.Waaciye (SAWIRO)

Waaciye: 25 September 2022: Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada DPL ayaa ka qeyb-galay munaasibadda dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha, Degmada Waaciye, Gobolka Karkaar. Waxaa Xildhibaanada kala qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha DPL, Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta DPL, Maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Waaciye iyo Waxgaradka Magaalada. Xarunta la dhagax dhigay oo dhawaan dhismaheeda la …

Xildhibaano ka qeyb-galay dhagax-dhiga Xarunta Xanaanada Xoolaha Deg.Waaciye (SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiyadii loo xil-saaray arrimaha Garsoorka & Natiijada La Xisaabtankii Xukuuumadda ( SAWIRO)

. Garoowe, September 19, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa manta kulan gaar ah la qaatay Guddiyadii gaarka ah ee Goluhu u-xil-saaray arrimaha Garsoorka iyo natiijadii La Xisaabtanka Hay’adaha Dawladda ee Kal-fadhiga …

Guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay Guddiyadii loo xil-saaray arrimaha Garsoorka & Natiijada La Xisaabtankii Xukuuumadda ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoowe (SAWIRO)

Garoowe, September 17, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo mudooyinkii dambe safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland es Garoowe, iyadoo Garoonka Diyaaradaha ay kusoo dhaweeyeen Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaanno, Wasiiro, Maamulka Gobolka Nugaal, Saraakiil iyo dadweyne kale. Guddoomiyaha oo …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Garoowe (SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna G/Ku/ Xigeenka 1-aad oo kulan la qaatay Hay’adda UNFPA ( SAWIRO)

Garoowe, September 14 2022: Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay Dr. Maryan Qaasim oo kasocotay Hay’adda UNFPA. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta Dawladda Puntland iyo UNFPA iyo sidii loo sii labo jibaari lahaa Shaqooyinka Hay’addu ay ka wado deegaanada Puntland. Kulanka …

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna G/Ku/ Xigeenka 1-aad oo kulan la qaatay Hay’adda UNFPA ( SAWIRO) Read More »

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ee Golaha Wakiillada ayaa Daah-furay mashruuc ka shaqaynta Horumarka Haweenka Puntland ( SAWIRO)

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa maanta Daah-furay mashruuc ka shaqaynta Horumarka Haweenka Puntland. Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada DPL waxaa ku wehlinayey xubno ka tirsan Goleyaasha Dawladda, isaga oo xusay in Haweenka Soomaaliyeed ay kaalin muuqata ku leeyihiin …

Ku-simaha Guddoomiyaha Ahna G/K/X 2-aad ee Golaha Wakiillada ayaa Daah-furay mashruuc ka shaqaynta Horumarka Haweenka Puntland ( SAWIRO) Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa kulan la qaatay Jaalliyadda Puntland ee dalka Denmark ( SAWIRO)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa kulan la qaatay Jaalliyadda reer Puntland ee ku nool dalka Denmark. Kulanka ayaa iyaguna waxaa ka qayb ahaa Jaalliyadaha Soomaalida ee ku nool Magaalada Aarhus ee dalka Denmark. Guddoomiyaha ayaa Jaalliyadda reer Puntland uga warbixiyay xaaladda guud ee Dalka, horumarrada ay ku tallaabsatay Dawladda …

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa kulan la qaatay Jaalliyadda Puntland ee dalka Denmark ( SAWIRO) Read More »