๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ โ Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay ๐ ๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐-๐๐๐ ee Golaha Wakiillada.
Ajandaha fadhigan ayaa ahaa ka shaqaynta ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐d๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐.
Fadhiga maanta waxaa sidoo kale goob-joog ahaa arday ka socota ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฌ, sida uu qabo qodobka 54-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha.
Ugu horayn ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐, ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ayaa Golaha u soo jeediyay warbixin faah-faahsan oo ku saabsan wax-ka-beddelka xeerka.
Intaas kadib, Xildhibaannada Golaha ayaa si qodob-qodob ah u guda galay ๐๐จ๐จ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ hindise xeereedka, iyadoo la qorsheeyay in dooddu ay sii socoto fadhiyada dambe.
DHAMMAAD




