Golaha Wakiillada

Fadhiga 9-aad ee kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada DPL

Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa la xisaabtanka Xukuumadda, iyadoo Golaha hortageen masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafint, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska iyo Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ee Dowladda Puntland.

Wasiirrada, Agaasimayaasha Guud,Maareeyayaasha Wakaaladaha Biyaha iyo Tamarta, Agaasime-waaxeedyada iyo xubno kale oo ka tirsan labada wasaaradood ayaa Golaha hortooda ka jeediyey warbixino ku saabsan shaqada wasaaradohooda , guulaha la gaaray, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha mustaqbalka.

Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa su’aalo kala duwan ka weydiiyey howlaha wasaaraddahaasi u xil saaran yihiin.

DHAMMAAD โ€“

Wixii faah-faahin ah kala xiriir

Scroll to Top