Golaha Wakiillada

February 2024

Hon. Mohamed Mohamoud Isse 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament

Hon. Mohamed Mohamoud Isse currently serves as the 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament, elected to this role on January 4, 2024. Hon. Mohamed journey into public service and leadership began with his education at AL-Muntadaa School in Qardho, followed by earning a Diploma in Business Administration from the Puntland Institute for Development of Administration and Management. He continued his academic pursuits at the International University of Africa, where he attained a Bachelor’s degree in Economics and a Master’s degree in Business Administration. Prior to his parliamentary role, Hon. Mohamed held several key positions contributing significantly to various sectors. Notably, he served as the Chairman of East Africa University and played a crucial role as the General Secretary of the Puntland State National Reconciliation Committee. His expertise was also evident in his involvement with the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC), particularly during the People and Voice Elections in Puntland. His professional career includes roles such as Vice Chancellor of Administration and Finance at East Africa University, Director of Al-Minhaaj Foundation, and Business Development Manager at Amal Bank. Hon. Mohamed is esteemed for his dedication to social work and philanthropy, impacting community development and education initiatives positively. His proficiency in economic and business matters has been instrumental in shaping policy and governance in Puntland. His election as the 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament underscores his leadership qualities and commitment to advancing legislative processes for the betterment of the region. Official contacts: Email:
 2nd.deputyspeaker@parliament.pl.so
Telephone: +252-907799043
 Facebook Page: Hon. Mohamed Mohamoud Isse Tiktok: https://www.tiktok.com/@hon.mohamed_awoowe?_t=ZM-8xd9pOfHr3m&_r=1

Hon. Mohamed Mohamoud Isse 2nd Deputy Speaker of the Puntland Parliament Read More »

Xildhibaan Maxamuud Dhakuul Xirsi.

Xildhibaan Maxamuud Dhakuul Xirsi oo ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Maxamed Cabdulaahi Libaaxe, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Puntland iyo xubno kale ayaa deegaanka Ceelaadhir ka dhagax dhigay xarunta Xanaanada Xoolaha, taas oo markii ugu horeysay halkaas laga hirgalinayo, islmarkaana qaabilsan caafimaadka & daaweynta Xoolaha. Sidoo kale mas’uuliyiintan ayaa dhagax dhigay dayactir iyo qaybo cusub oo lagu soo korhdinayo saldhiga Booliska ee Deegaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari. Ugu dambeyn, weftiga ka socda Dawladda Puntland xariga ka jaray xarunta cusub ee loo dhisay xanaanada Xoolaha Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar. -DHAMMAAD

Xildhibaan Maxamuud Dhakuul Xirsi. Read More »

Guddiga Golaha Wakiilladu u xilsaaray xal u helida shaqaaqadii deegaanka sheerbi ayaa maanta ka qayb galay xiritaaanka shirka nabadeynta beelaha walaalaha ah.

Carmo, February 25, 2024: Guddiga Golaha Wakiilladu u xilsaaray xal u helida shaqaaqadii deegaanka sheerbi ayaa maanta ka qayb galay xiritaaanka shirka nabadeynta beelaha walaalaha ah, kaas oo laga soo soosaaray go’aanno lagu soo afjarayo colaadii dhacday. Waxaa sidoo kale madasha kasoo qayb galay qaar kamid ah isimmada Puntland, mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dawladda, marti sharaf iyo qaybaha kale ee bulshada. Xildhibaannada ka socday Golaha Wakiillada DPL, oo shirka ka hadlay ayaa kula dardaarmay ergada labada beelood in sida ay tahay loo fuliyo heshiiska laga gaaray colaadii ka dhacay Magaalada Sheerbi. – DHAMMAAD

Guddiga Golaha Wakiilladu u xilsaaray xal u helida shaqaaqadii deegaanka sheerbi ayaa maanta ka qayb galay xiritaaanka shirka nabadeynta beelaha walaalaha ah. Read More »

MP Hon. Abdirsak Omar Ismail

MP Hon. Abdirsak Omar Ismail, currently serving as a Member of Puntland Parliament, boasts a rich and diverse career in both government and media. Prior to his parliamentary role, he held prominent positions including Deputy Minister of Information and State Minister of Finance within the Puntland Government. Mr. Abdirsak also served as an advisor to the president and chaired the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) for a significant period. With two decades of experience in the media industry, he has worked for various media houses across Somalia, Kenya, and Djibouti. His expertise extends beyond national boundaries, as he has also been actively involved in diplomatic endeavors, particularly in fostering relations between Somalia and its diaspora community through the Ministry of Foreign Affairs. Additionally, Abdirsak Omar has served as the Departmental Director of the Ministry of Internal Affairs, contributing to the governance and administration of the country. Furthermore, he held the position of Director of Community Affairs of Bosaso Local Government, demonstrating his commitment to community development at the local level. Born in Mogadishu in 1975, Abdirsak Omar is a member of the esteemed Somali royal family, with his father being the notable traditional leader, King Omar Ismail Sanweyne. His academic background includes studies in Security and Journalism, further enhancing his capabilities in both governmental and media spheres. Facebook Profile Link Abdirsak Omar IsmailE-mail: Mpabdirsak@puntlandparliament.com

MP Hon. Abdirsak Omar Ismail Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Save the Children.

Garoowe, February 24, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda DPL, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Save the Children oo uu hoggaaminayey madaxa Xafiiska hay’adda Save Children ee Puntland Maxamed Cabdulqaadir Siciid. Kulanka ayaa looga hadlay wada shaqeynta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland iyo Hay’adda Save the Children iyo guud ahaan xoojinta shaqooyinka hay’addu ka wado deegaannada Puntland. -DHAMMAAD

Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Save the Children. Read More »

Mudane, Maxamed Baarri Shire, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe.

Garoowe, February 22, 2024: Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Maxamed Baarri Shire, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe. Guddoomiye ku-xigeenka ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire, Taliye ku-xigeenka iyo Hoggaanada Ciidanka Booliska. Intaas kadib Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Puntland ayaa ka dhegeystay madaxda Taliska Booliska waxyaabaha u qabsoomay, caqabadaha jira iyo qorsheyaasha guud ee la xiriira suggidda amaanka Magaalooyinka Puntland. – DHAMMAAD

Mudane, Maxamed Baarri Shire, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland ee Garoowe. Read More »

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Febraayo 22, 2024: Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2-aad. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd in ay dulmar guud ku sameeyaan Xeerarka Puntland, laga soo bilaabo 1998 ilaa 2023, iyagoo mid mid u dul-istaagay Xeerarka la sameeyey muddadaas. Guddoomiyaha Guddiga Maxamuud Dhakuul Xirsi oo soo xiray kulanka, ayaa soo xiray kulanka. https://t.me/parliamentofpl – DHAMMAAD – Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska.

Garoowe, Febraayo 21, 2024: Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd is-barasho iyo diyaarinta qorshayaasha hortebinta leh ee Guddiga. Falanqeyn dheer ka dib, waxay guddigu isla qaateen qorshayaaha hortebinta leh ee Guddigu ku hawlgalayo muddada dhow. Guddoomiyaha Guddiga Xild. Mowliid Abokor Caafi oo soo xiray kulanka, ayaa xubnaha Guddigu ku booriyey in loo diyaar garoobo fulinta qorshe hawleedka Guddiga. DHAMMAAD.

Guddiga Xuquuqul insaanka, Haweenka & Arrimaha Qoyska. Read More »

Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Garoowe, Febraayo 20, 2024: Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii 1-aad. Kulanka ayaa ujeeddadiisu ahayd is-barasho iyo diyaarinta qorshayaasha hortebinta leh. Falanqeyn dheer kadib, waxay guddigu isla qaateen qorsheyaasha hortebinta leh ee Guddigu ku hawlgalayo wakhtiga dhow. Guddoomiyaha Guddiga Xild. Cabdiweli Yuusuf Warsame soo xiray kulanka, ayaa xubnaha Guddigu ku booriyey in loo diyaar garoobo fulinta qorshe hawleedka Guddiga. – DHAMMAAD – Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Read More »

Guddoomiyaha Golaha wakillada ayaa Aqalka wakiillada ku Qaabilay Wefdi Ganacsato.

Garoowe, February 20, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa aqalka Wakiillada ku qaabilay wefdi ganacsato ah oo uu hoggaaminayo Xuseen Xaaji Axmed oo ka mid ah Milkiilayaasha Shirkadda Mandela Group ee dalka Uganda kuwaasi oo maalmahan booqasho ku joogay Puntland. https://t.me/parliamentofpl – DHAMMAAD –

Guddoomiyaha Golaha wakillada ayaa Aqalka wakiillada ku Qaabilay Wefdi Ganacsato. Read More »

Scroll to Top