Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari.
Boosaaso, February 22, 2025 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari, kaas oo looga hadlay doorka dhallinyarada ee halganka, garab istaagga Ciidanka, iyo amniga guud ee Puntland. Guddoomiyaha ayaa mid mid u dhageystay talooyinka dhallinyarada ee la xiriira amniga, doorkooda ku aaddan nabadgelyada, […]