Garoowe, January 10, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Ahmad Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamad Baarri Shire Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamad Maxamuud Ciise ayaa maanta salaan sharaf iyo is xog wareysi ugu tagay Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.
Sidoo kale kulanka waxaa ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Amniga DPL, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Dekadaha Soomaaliya, qaar kamid ah Taliyeyaasha Ciidamada, Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland iyo masuuliin kale.
DHAMMAAD.



