Garoowe, June 14, 2022: Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa qeyb-galay talo-bixinta & falanqeynta Buugga Hagge Saxaafadeed ah kaas oo Ururka WIMISOM ku qabtay Garoowe.



Buuggaan ayaa ka hadlaya mawduucyada la xiriira Saxaafaddii hore, mida casriga ah, mabaadi’da aasaasiga ah ee shaqooyinka Warbaahinta.
DHAMMAAD