Garoowe, April 08, 2020 : Agaasimaha Warfaafinta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Abdiwali Gooni ayaa qeyb-galay kulan looga hadlayey Dar-dargelinta Istratiijyada Warfaafinta Dawladda Puntland ee ka Hortagga Caabuqa COVID-19 (Communication Strategy)



Agaasimaha ayaa sheegay in Caabuqa COVID-19 uu khatar ku yahay guud ahaan dalka.
DHAMMAAD