Golaha Wakiillada

Ansixinta degmooyinka Ceel-buh iyo Baraagaha-Qol

Garoowe, 4 December 2025 โ€“ ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐‚๐ž๐ž๐ฅ-๐›๐ฎ๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐ก๐š-๐๐จ๐ฅ,Waxaa Oggol ugu codeeyay 44 Mudane, cid diiday ma jirto, halka ay aysan jirin cid ka aamustay ma jirto.

Degmooyinkaas oo ku kala yaalla gobollada Sanaag iyo Haylaan.

Ansixintan ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Puntland ee ku aaddan ballaarinta adeegyada dowladda hoose iyo xoojinta maamulka iyo adeeg bixinta ee gobolladaas.

Scroll to Top